MAQAL: C/weli Gaas Oo Ku Baaqay In Wadajir Looga Shaqeeyo Midinimada Umadda Soomaaliyeed Sheeko:Dalka Madaxweynaha maamulka Puntland C/weli Maxamed Cali Gaas oo ka hadlay munaasabad habeenkii xalay ahayd ka dhacday magaalada London laguna soo dhoweynayay madaxweyne Farmaajo iyo wafdiga uu hoggaaminayey ayaa sheegay in… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Farmaajo: Soomaali Wey Midowday (Maqal) Madaxweynaha dowladda federaalka ayaa xalay khudbad u jeediyay qurba joogta Soomaaliyeed ee ku dhaqan magaalada London ee dalka Ingariiska, wuxuuna khudbaddiisa kaga hadlay arrimo dhowr ah. Madaxweyne Farmaajo iyo hoggaamiyeyaasha…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahinm: Ciidamada Dowladda Oo Qaaday Isbaarooyin Yaallay Sh/hoose Ciidamada xoogga dalka Soomaaliya ayaa howlgal ay ka sameeyeen deegaanno kamid ah gobolka Shabellaha Hoose, waxay kuq aadeen Isbaarooyin yaallay deegaanno dhowr ah. War-saxaafadeed kasoo baxay dowladda ayaa sidan u…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sawirro: Dowladda Masar Oo Deeq Raashin Iyo Dawo Ah Ku Wareejisay Dowladda Federaalka Diyaarad Milatari oo laga leeyahay dalka Masar ayaa maanta magaalada Muqdisho keentay raashiin gar gaar ah iyo dawo loogu talogalay in lagu caawiyo dadka abaartu saameysay. Raashinkan iyo dawadan ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Baarlamaanka K/galbeed Oo Dib u Celiyey Sharciga Dowladaha Hoose Baarlamaanka maamulka Koonfur Galbeed ayaa dib ugu celiyey wasaaradda arrimaha gudaha maamulkaasi, sharciga dowladaha hoose, kaasi oo dhowaan wasaaraddu u gubisay baarlamaankaasi. Kulan ay xildhibaannada K/galbeed ku yeesheen magaalada Baydhabo…
2 daqiiqo Sheeko:War Waxbarasho: Dowladda Soomaaliya Iyo Midowga Yurub Oo Kala Saxiixday Hishiis 49 Milyan Oo Euro Ah Magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya gaar ahaan safaaradda Talyaaniga ee Muqdisho ayaa waxaa hishiias lagu Hormarinayo waxbarashada ku kala saxiixday dowladda Soomaaliya iyo ururka midowga Yurub. Wasiirka qorsheynta Soomaaliya Jamaal…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Farmaajo: Hey’ad Qaran Ayaan U Dhiseynaa Qurbajoogta Soomaaliyeed Madaxweynaha Jamhuuriayadda federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo oo ka hadlay shir gaar ah oo London lagu qabtay, loogana hadlayey kaalinta qurbajoogta Soomaaliyeed ayaa sheegay in dowladiisa ay hey’ad…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Talyaaniga Oo Qalab Ku Wareejisey Ciidanka Bambeyda Soomaaliyeed Dowladda Talyaaniga ayaa maanta oo ah Arbaco waxa ay qalab Music ku wareejisay ciidanka Bambeyda Soomaaliyeed, qalabkaasi oo loogu talogalay in ciidankan lagu horumariyo. Qalabkan oo ka kooban 13 xabo ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Nabadoon Lagu Dilay Degmada Waaberi Ee Muqdisho Rag ku hubeysan Bistoolado ayaa maanta waxay degmada Waaberi ee magaalada Muqdisho ku dileen Nabadoon la sheegay inuu kamid ahaa ergadii wax kasoo doortay xildhibaannada baarlamaanka Soomaaliya. Nabadoonka la dilay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Degmada Buurhakaba Oo Loo Magacaabay Guddoomiyahii 5-aad, Labo Sano Gudahood uddoomiyaha gobolka Baay Cali Wardheere C/raxmaan ayaa magacaabay guddoomiyaha cusub ee degmada Buurhakaba, kadib wareegto uu soo saaray guddoomiyaha. Waxaa xilkaan loo magacaabay Maxamed Ibraahim Nuur, kaasi oo noqonaya guddoomiyahii…