Madaxweyne Farmaajo Oo London U Duulay Iyo Shirka Oo Xoogga Lagu Saarayo Heshiiska Cusub Ee 2020 Sheeko:Dalka Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo iyo mas’uuliyiin ka socday dowladda federaalka ah iyo maamul goboleedyada ayaa u duulay magaalada London halkaas uu lagu wado in uu… 1 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:War Xildhibaan Xaawo: Aniga Iyo Seygeyga Waxaa Na Jir Dilay Ciidanka Dowladda Xildhibaan Xaawo Yuusuf Axmed oo kamid ah mudanayaasha golaha shacabka ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa sheegtay in iyada iyo seygeeda ay ciidan ka tirsan dowladda Federaalka ku jir dileen Isgoyska Sayidka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Gaadiidka AMISOM Oo Laga Mamnuucay Iney Maraan Wadada Makka Al-mukarrama Ee Muqdisho Guddoomiyaha gobolka Banaadir Taabit Cabdi Maxamed ayaa wareegto uu soo saaray waxa uu gaadiidka AMISOM kaga mamnuucay iney maraan inta badan wadada Makka Al-mukarrama ee magaalada Muqdisho. Gaadiidka AMISOM ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Afgooye: Qaadista Canshuurta Oo La Joojiyay Maamulka degmada Afgooye ee gobolka Shabellaha Hoose ayaa ku amray ciidamada dowladda hoose ee degmadaasi in aysan wax canshiir ah qaadi karin laga bilaabo maanta oo Talaado ah. C/naasir Caalin,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Farmaajo: Qofkii Lagu Arko Isaga Oo Isbaaro Taagan Naga Mid Ma Ahan Madaxweynaha dowladda Federaalka Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo ayaa sheegay in dadka ku labisan dharka ciidanka ee isbaarooyinka taagan lagu qaban doono gacan bir ah, waxa uuna intaas raaciyay in askarigii…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Wasiirada Warfaafinta Ee Dowladda Iyo Maamul Goboleedyada Oo Is Faham Kala Saxiixday Is fahamka wadashaqaynta iyo hagaajinta habsami u socodka hawlaha warfaafinta qaranka, oo dhexmaray Wasiiradda Warfaafinta heer Federaal iyo dawladaha xubnaha ka ah Federaalka Soomaaliya. Kulankii 3-da maalmood ahaa ee ay…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Obama Oo Ka Digay In Lataliyaha Amniga Mareykanka Loo Magacaabo Michael Flynn Madaxweynihii hore ee Mareykanka Brack Obama ayaa ka digay in Donlad Trump uu u magacaabo la taliyihiisa ammniga ninka lagu magacaabo Maykal Faliin. Michael Flynn ayaa waxaa lagu eedeynayaa inuu…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Sawirro: Safarkii Madaxweyne Farmaajo Ee Degmada Afgooye Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo safar dhanka dhulka ah ku tagay Degmada Afgooye ee Gobolka Shabellaha Hoose ayaa la kulmay maamulka iyo waxgaradka degmadaas. Madaxweynaha ayaa…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Sawirro: Kheyre Oo Soo Xiray Shirka Wadatashiga Horumarinta Warbaahinta Dalka Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta Muqdisho ku soo gabogabeeyey Shirka Wadatashiga Horumarinta Warbaahinta Dalka oo muddo 3 cisho ah socday 6da May ilaa 8da May…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sawirro: Khasaaraha Ka Dhashay Qaraxii Galabta Ka Dhacay Muqdisho Faah faahin dheeraad ah ayaa laga helayaa khasaaraha ka dhashay qarax gaari loo adeegsaday oo galabta ka dhacay wadada Makka Al-mukarrama ee magaalada Muqdisho. Inta la xaqiijiyey Afar qof ayaa…