Golaha Wasiirrada Oo Xilka Ka Qaadey Hanti Dhowraha Guud ee Qaranka, Akhriso Jawaabta Uu Ka Bixiyay Sheeko:Dalka Golaha Wasiirrada kulankoodii Khamiista waxaa ay sheegeen in uu socdo baaritaan la xiriira dilkii Wasiir Cabbaas Siraaje, illaa iyo haddana 3 qof loo qabtay. Wasiirrada waxaa ay sheegeen in iyaga… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shariif Xasan Oo Magacaabay Guddomiyaha Gobolka Baay Madaxweynaha maamulka K/galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa magacaabay guddoomiyaha cusub ee gobolka Baay, kadib markii guddoomiyahii hore ee gobolkaasi loo magacaabay wasiirka difaaca ee dalka. Guddoomiyaha cusub ayaa loo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxda Dowladda Federaalka Ah Oo Aasay Wasiir Ay Ciidamadooda Dileen Wasiirkii Howlaha Guud Cabaas Siraaje oo ay xalay ciidamada dowladda ay ku dileen Muqdisho ayaa galabta lagu aasay Qabuuraha Isbitaal Madiina ee magaalada Muqdisho. Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka War Murtiyeedka Kulankii Madaxweynaha Soomaaliya iyo Ra’isul Wasaaraha Itoobiya Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa arbacadii waxaa uu booqday dalka Itoobiya isaga oo halkaasi kula kulmay ra’isul wasaaraha dalkaasi Hailemariam Dessalegn. Labada mas’uul waxaa ay si qoto dheer uga…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Taariikhda Qoyska Marxuum Wasiir Cabaas Siraaje iyo Afmadoow Allaha ha u naxariistee waxaa toogasho lagu diley wasiirka hawlaha guud iyo guriyeynta federaalka, ahaana xildhibaan baarlamaanka federaalka Mudane Cabaas Cabdullaahi Sheekh Siraaje, haddana qormadani waxaan ku eegayaa sooyaalka qoyska…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Jubbaland Oo Dowladda Ugu Baaqay In La Baaro Dilkii Wasiir Siraaji Maamulka Jubbaland ayaa qoraal uu soo saaray ku cambaareeyey dilkii habeenkii xalay ahaa magaalada Muqdisho loogu geystay Allaha u naxariistee wasiirkii wasaaradda howlaha guud iyo guryeenta Cabaas C/laahi Siraaji. Waxa…
1 daqiiqo Sheeko:War Cabbaas Cabdullahi Sheekh Siraaji Wasiirkii Howlaha Guud & Dib-u- Dhiska: waxaa uu u dhashay Digil iyo Mirifle, waxaa uu dhashay 1986-dii, in ka badan 20 sano waxaa uu ku noolaa xeryaha qaxootiga ee Kenya,…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Taariikhda Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle(Xaaf) Waxaa arbacadii magaalada Cadaado lagu doortay Axmed Ducaale Geelle(Xaaf) isaga oo noqon doona madaxweynaha KMG ah ee maamulka Galmudug labada sano ee soo socota. Axmed Ducaale Geelle(Xaaf), waxaa uu Galkacyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Mahadaay Oo Ka Digey Fatahaad Uu Sameeyo Wabiga Shabelle Maamulka degmada Mahadaay ee gobolka Shabellaha Dhexe ayaa ka digey fatahaad uu geysan karo wabiga Shabeelle ee degmadaasi mara. Guddoomiyaha degmada Mahadaay Axmed Xuseen Afrax ayaa sheegay in roobab ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Nabadoon Axmed Diiriye Oo Ku Baaqay In La Dhiso Dekadda Hobyo Nabadoon Axmed Diiriye Cali ayaa madaxweynaha cusub ee Galmudug u soo jeediyay inuu dardargeliyo furitaanka dekadda Hobyo iyo dib u heshiisiinta. Wareysi uu siiyay Goobjoog ayuu ku sheegay Nabadoon Axmed…