Wasiir Sheegay Caqabado Horyaalla maamulka Galmudug Sheeko:Dalka Wasiirka Dastuurka iyo dib u heshiisiinta maamulka Galmudug Cismaan Maxamed Cali ayaa sheegay in maamulkooda ay horyaallaan arrimo dhowr ah oo qabado leh. Wuxuu sheegay in waxyaabaha hadda laga doonayo… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Farmaajo Oo Soo Gaabinaya Booqashadiisa Itoobiya Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo ayaa soo gaabinaya safarkii uu ku joogay magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya. Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa warbaahinta…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisul Wasaaraha: Wasiir Cabaas Wuxuu Ahaa Nin Wadani Ah Kana Dhex Muuqday Wasirada (Daawo) Ra’iisul wasaare Xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa ka tacsiyeeyay geerida wasiirkii howlaha guud iyo guryeenta Cabaas Siraaji oo habeenkii xalay ahaa lagu dilay magaalada Muqdisho. Waxa uu sheegar Ra’iisul…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dibadbaxyo Ruxay Dalka Venezuela Wadanka Venezuela waxaa ka sii socda iska horumaadyo u dhaxeeya ciidamada booliska iyo dibadbaxyaal taasi oo keentay inuu dhinto mid ka mida dadkii dibad baxyada dhigayay. Dibad baxyada ayaa inta…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso Taariikhdiisa: Wasiirkii Howlaha Guud Oo La Dilay Bil Kadib Markii Uu Xilka La Wareegay Wasiirkii Howlaha guud iyo dib u dhiska Xil. Cabaas Cabdullahi Sheekh Siraaji ayaa goordhaw lagu dilay magaalada Muqdisho. Wasiirka oo ahaa wasiirka ugu da’da yaraa wasiirrada xukuumadda federaalka ah ayaa…
2 daqiiqo Sheeko:War Aqalka Sare Oo Soo Bandhigay Xubnaha Liiska Kama Dambeysta Ah Ee Guddiyada 8-dda Ah Golaha aqalka sare ayaa maanta kulan caadi ah ku yeeshay xaruntooda magaalada Muqdisho, kulankan oo ay u dhammaayeen guddoonka golaha sida guddoomiye Cabdi Xaashi Cabdulahi, guddoomiye ku-xigeenka 1aad Abshir Maxamed…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Caqabadaha Heysta Madaxweyanaha Galmudug. Galmudug waa Markii labaad oo Cadaado lagu qabto doorashada hoggaanka Madaxtinimada Maamulkaas, waxaa la sheegaa in hadda Caqabado dhowr ah ay ku hor gudban yihiin Masuulka Xilka loo doortay. Xildhibaanada…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Barnaamijka Siyaasadeed Ee Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle (Xaaf) Axmed Ducaale Geelle Xuseen (Xaaf) oo ahaa ganacsade iyo xildhibaan dowladda dhexe ah 16-kii sano ee la soo dhaafay ayaa maanta magaalada Cadaado loogu doortay madaxweynaha maamul goboleedka Galmudug. Hadaba,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiir Juxa Oo Galmudug Ku Bogaadiyay Wadahadalka Ahlu-sunna Wasiirka wasaaradda arrimaha gudaha iyo Federaalka ee xukuumadda Soomaaliya Cabdi Faarax Saciid Juxa oo goor dhow hadal ka jeediyey halkii lagu doortay madaxweynaha cusub ee Galmudug ayaa dardaaran adag u…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xaaf: Galmudug Dhulka Ayaan Ka Qaadayaa Madaxweynaha cusub ee maamulka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf oo hadal kooban jeediyey ayaa sheegay in isbedal badan uu la imaan doono. Xaaf ayaa sheegay in ugu horreyn uu dhulka…