Madaxweynayaasha Dalalka Mareykanka Iyo Ruushka Oo Isku Af Gartay In La Joojiyo Dagaalka Ka Socda Suuriya Sheeko:Wararka Caalamka Madaxweynayaasha labada dal ee Maraykanka iyo Ruushka ayaa waxay ku heshiiyeen in dadaallo badan lagu bixiyo sidii loo gaari lahaa xabad joojin ka dhaqan gasho waddanka Syria iyo sidii loo… 2 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qarax Khasaare Geystay Oo Ka Dhacay Bartamaha Kabul Qarax weyn ayaa waxa uu ka dhacay bartamaha caasimadda waddanka Afghaanistaan ee Kabul, qaraxani ayaa waxa uu ka dhacay meel u dhow safaaradda Maraykanka ee ku taallo waddanka Afghaanistaan. Halka…
1 daqiiqo Sheeko:War Cabdi Faarax Siciid(Juxa) Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka & Dib u Heshiisiinta: Wuxuu ka soo jeedaa Garoowe Nugaal, Master ayuu ka qaatay culuumta saxaafadda jaamacad ku taalla jamhuuriyada Czech Republic. Waxa uu noqday mulkiilaha…
1 daqiiqo Sheeko:Saynis & Tiknooloji Culimo Soo Saartay Daawo Dhiig Baxa Dhalmada Kadib Haween badan ayaa u dhinta dhiig bax dhalamada kadib, hadda waxaa la soo saaray daawo ay culimada sheegayaan in ay u wanaagsan tahay dhiig baxa dhalmada kadib. Daawada waxaa ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Mucaaradka Somaliland Oo Xisbiga Talada Haya Ku Eedeeyay Caburin Iyo Cadaadis Iyada oo dhowr bil naga xigaan doorashada maamulka Somaliland ayey axsaabta mucaaradka ka sheeganayaan dhibaato iyo xarig Xisbiga talada haya ee Kulmiye waxaa lagu eedeeyay in uu cadaadis iyo caburin…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka C/weli Gaas Oo Baaq u Diray Galmudug Madaxweynaha maamulka Puntland C/weli Maxamed Gaas oo maalmihii ugu dambeeyay ku sugnaa magaalada Gaalkacyo ayaa ugu baaqay maamulka Galmudug iney kala shaqeeyaan amniga guud ee magaaladaasi. Gaas ayaa sheegay in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka K/galbeed: Beeraha Oo Dib Loo Abuurayo Wasaaradda beeraha iyo waraabka ee maamulka K/galbeed ayaa sheegtay iney bilowday qeybinta abuurka dalagyada qaar, si dadku ay dib ugu tabcadaan beerahooda. Wasiirka wasaaraddaasi Maxamed Xasan Fiqi oo la hadlay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Shir Looga Tashanayo Howlaha Xukuumadda Oo Ka Furmay Muqdisho (Sawirro) Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa maanta daah-furay kulan wadatashi (Retreat) labo cisho ah oo ay xubnaha Golaha Wasiirada ku dar-dargelinayaan waxqabadka Xukuumadda. Ujeedada kulankan labada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin: Khasaaraha Ka Dhashay Dagaal Ka Dhacay Sh/hoose Dagaal u dhaxeeyay ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya oo garab ka helaya kuwa AMISOM iyo Al-shabaab oo dhinac ah ayaa habeenkii xalay ahaa waxa uu ka dhacay deegaanno ka tirsan gobolka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Askari Ka Tirsan Ciidanka Asluubta Oo Lagu Dilay Muqdisho Wararka ka imaanaya degmada Wadajir ee magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in goor dhow rag ku hubeysan Bistoolado ay xaafadda Xaawo Taako ku dileen askari ka tirsanaa ciidanka Asluubta Soomaaliyeed. Askariga…