Qaramada Midoobey: 113,000 Ayaa Nabad Ilaalin Nooga Dhimatay, Welina Waan Wadnaa Shaqada Sheeko:Dalka Qaramada Midoobey ayaa isniintii u dabaal-degtay maalinta nabadda adduunka, 70 sano oo shaqo geesinnimo leh, 70 sano oo nabad ilaalin caalami ah, waxaa sanadkan halku dheg looga dhigay shaqadooda “Investing… 2 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Jubbaland Oo Galmudug Ugu Baaqday In Wadahadal La Furaan Ahlu-sunna Maamulka Jubbaland ayaa ugu baaqay maamulka Galmudug in sida ugu dhaqsiyaha badan ay wadahadal ula furaan maamulka Ahlu-sunna Waljameeca ee gobollada dhexe si loo xaliyo tabashadooda. Madaxweynaha maamulkaasi Axmed Maxamed…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Australia Oo Kaalmo Bani’aadanimo Siineysa DalalKa Ay Abaaraha Ka Jiraan Wasiirka arrimaha dibadda dowladda Australia Julie Bishop ayaa sheegtay in dalkeeda uu siinayo 14.3 malyuun oo kaalmo ah qaar ka mid ah dalalka Africa oo ay ka jiraan dagaallada iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qarax Ka Dhacay Ciraaq Oo Ay Dad Ku Dhinteen Ugu yaraan 10 qof ayaa ku dhimatay halka ay ku dhaawacantay 83 qof qarax ka dhacay magaalada Bagdaad ee caasimadda waddanka Ciraaq . Qaraxaan ayaa waxa uu ka dhacay meel…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Farmaajo Oo Ka Hadlayey Caleemo Saarka Xaaf: “2 sano waa yar tahay, 4 sano waa yar tahay”!! Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo oo ka hadlayey xafladda caleemo saarka madaxweynaha Galmudug Axmed Geelle Xaaf ayaa u mahadceliyay baarlamaanka Galmudug sida saxda ah ee ay u doorteen Xaaf, waxaa…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Khudbadaha Madaxweynayaasha Maamul Goboleedyada Xafladda Caleemo saarka madaxweynaha Galmudug waxaa ka hadlay guddoomiyaha gobolka Banaadir iyo madaxweynayaasha maamul goboleedyada Jubbaland, Puntland iyo Koonfur Galbeed iyo madaxweyne ku xigeenka Hirshabeelle. Guddoomiyaha gobolka Banaadir Thaabit oo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Hadalladii Safiirrada Beesha Caalamka Ka Soo Jeediyeen Caleemo Saarka Xaaf Xafladda Caleemo saarka ee madaxweynaha Galmudug Axmed Geelle Xaaf waxaa maanta ka hadlay safiirro ka socda beesha caalamka sida Ambassador Madiira, Michel Keatin, Safiirka Itoobiya iyo Safiirka Djibouti. Ambassador Madiira oo ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Liiska Hindise Sharciyeedyada Golaha Wasiirrada Ka Doodeen Xubnaha golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulan aan caadi aheyn oo uu shir-guddoominayey Ra’iisal Wasaare Ku xigeenka Xukuumada Mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar), iyadoo Ra’iisul Wasaaraha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sawirro: Madaxweyne Farmaajo oo Gaaray Cadaado Iyo Caleema Saarka Oo Bilowday Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed C/laahi Maxamed Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa goor dhow waxay gaareen magaalada Cadaado ee gobolka Galgaduud. Madaxweynaha iyo wafdigiisa ayaa lagu soo dhoweeyay garoonka…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Maxaa Keena Inuu Kordho Miisaanka Qofka Bisha Ramadaan In kasta oo la sooman yahay inta lagu gudo jiro bisha barakeysan ee Ramadaan saacado dheer, hadana waxaa jira dad badan oo ka cabanayo inuu kordho miisaankooda inta lagu gudo…