Ra’iisul Wasaare Kheyre Oo Kulan La Qaadanaya Wafdi Ka Socda Jarmalka Sheeko:Dalka Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Soomaaliya ayaa magaalada Muqdisho waxa uu haatan kulan kula qaadanayaa wafdi ballaaran oo ka socda dowladda Jarmalka islamarkaana uu hoggaaminayo wasiirka arrimaha dibadda dalkaasi ahana Ra’iisul wasaare… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Daahir Ciirro: Madaxda Puntland Ayaa Wax Ka Og Hubka Loo Keeno Sida Sharci Darrada Ah Ex Xildhibaan Daahir Ciirro oo ku sugan Puntland ayaa sheegay in madaxda Puntland ay ka warqabaan hubka sida sharci darrada loo soo geliyo degaannada maamulkaasi ka arrimiyo. Wuxuu tilmaamay in…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka 4 Qof Oo Ku Geeriyootay Shil Ka Dhacay Garoowe Wararka ka imaanaya magaalada Garoowe ee xarunta gobolka Nugaal ayaa waxay sheegayaan in halkaasi uu ka dhacay shil gaari oo sababay khasaare isugu jirta dhimasho iyo dhaawac. Ugu yaraan 4…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Gaas Oo Ciidamada Puntland Ku Amray Sugista Amniga Gaalkacyo Madaxweynaha maamulka Puntland C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa ku amray ciidamada maamulkaasi ee ku sugan magaalada Gaalkacyo iney sugaan amniga waqooyiga magaalada Gaalkacyo oo maalmahan dambe falalka amni darri kusoo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Galmudug: Doorashada Iyo Maqnaanshiyaha Ahlu-sunna Waxba Iskama Quseeyaan Wasiirka Dastuurka iyo dib u heshiisiinta maamulka Galmudugh Cismaan Maxamed Cali Socdaal oo la hadlay Goobjoog News, ayaa sheegay in aysan wax shaqo ah isku lahayn maqnaanshiyaha Ahlu-sunna iyo sidoo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasaaradda Shaqada Iyo Shaqaalaha Oo Dadka Loo Shaqeeyo Ka Dalbay In Ay Ilaaliyaan Xuquuda Shaqaalaha Agaasimaha waaxda shaqada iyo shaqaalaha wasaaradda shaqada iyo shaqaalaha ee xukuumadda Soomaaliya mudane Cabdirisaaq Macalin Cilmi ayaa ka dalbaday dadka loo shaqeeyo inay ilaaliyaan xuquuqda ay leeyihiin dadka shaqaalaha ah.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Siilaanyo Oo Xilliga Kala-guurka Maamulkiisa Uga Digay Musuqa Iyo Boobka Hantida Qaranka Madaxweynaha maamulka Somaliland Maxamed Maxamud Siilaanyo oo xafiiskiisa kula hadlayey hey’adda maamul wanaagga iyo la dagaalanka musuqa, hanti-dhowrka guud iyo xeer-ilaaliyaha ayaa ka digay in xilliga kala guurka lagu kaco…
9 daqiiqo Sheeko:War Akhriso: Warbixinta Guddiyada Difaaca Iyo Amniga Uga Haldeen Hab-dhismeedka Amniga Qaranka Guddiga difaaca iyo arrimaga amniga ayaa golaha shacabka hordhigay qoraal dib u eegis ah ay labad guddi ku sameeyeen hab-dhismeedka amniga qaranka Soomaaliya. Hadaba, qoraalkii halkan ka akhriso: GUDDIGA DIFAACA…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Agaasimaha Hey’adda Concern Oo Ka Sheekeysay Wixii Ay Ku Soo Aragtay Duleedka Muqdisho Agaasimaha Geeska Afrika ee Hey’adda banii’aadanimada ee Concern ayaa ka sheekeysay booqasho ay ku timid Soomaaliya, iyada oo duleedka magaalada Muqdisho ku soo aragtay qoysas barakacayaal ah iyo caruur ay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Muqdisho: Dowladda Iyo Beesha Caalamka Oo Ka Wada Hadlay Shirka London Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo beesha caalamka ayaa axaddii ka wada hadlay sida loogu diyaar garoobo Shirweynaha London ee arrimaha Soomaaliya kaas oo dhici doona 11ka bisha May 2017. Shirku wuxuu…