Qori Tuur Loo Sameeyay Dugsiyada Sare Ee Ka Qeybgalaya Tartan Aqooneedka Bisha Ramadan Ee Goobjoog Sheeko:Dalka Goobjoog Media Group ayaa waxay qabaneysaa tartan aqooneed lagu maamuusayo bisha barakeysan ee Ramadaan. Munaasabadda qori tuurka tartanka ayaa maanta dhacday, waxaana kasoo qeybgalay maamullada dugsiyada sare ee gobolka Banaadir… 2 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Sawirro: Ra’iisul Wasaare Khayre Oo La Kulmay Qaar Kamid Ah Safiirrada Beesha Caalamka Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada JFS Mudane Xasan Cai Khayre ayaa maanta kulan gaar ah la qaatay Beesha Caalamka oo ujeedadiisu ahaa inuu warbixin ka siiyo xaaladda dalka, isla markaana uu ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Gaas Oo Ka Hadlay Dagaal Beeleed Ka Dhacay Mudug Madaxweynaha maamulka Puntland C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa ugu baaqay beello ku dagaallamay deegaanka Balli-busle ee gobolka Mudug, in dagaalladaasi ay ku joojiyaan si shuruud la’aan ah. Gaas ayaa sheegay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasaaradda Amniga: Muwaadinka Soomaaliyeed Looma Diidi Karo Inuu Maro Waddooyinka Wasaaradda amniga ee xukuumadda Soomaaliya ayaa sheegtay in muwaadinka Soomaaliyeed aan loo diidi karin inuu maro waddooyinka Muqdisho. Afhayeenka wasaaraddaasi Axmed Maxamuud Maxamed oo la hadlay Goobjoog News, ayaa sheegay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Baarlamaanka Jubbaland Oo Ceyriyay Xildhibaanno Dhaliilay Maamulka Axmed Madoobe Xildhibaanada Baarlamaanka Jubbaland ayaa waxa ay xasaanada kala noqdeen, shaqadana ka ceyriyeen 2 xildhibaan oo dhaliilay siyaasadaha madaxweynaha maamulka Axmed Madoobe. Kulan ka dhacay maanta oo Axad ah Magaalada Kismaayo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhismaha Wadada 30-ka Waxaa Ku Baxeyso 5 Milyan Oo Dollar, Waa 11 KM Oo Labada Dhinac Ah Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre iyo guddoomiyaha gobolka Banaadir Taabit Cabdi Maxamed ayaa maanta si wadajir ah u dhagax dhigay waddada Sodonka ee magaalada Muqdisho. Waddada (30)Sodonka ee Muqdisho…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Askari 3 Qof Oo Rayid Ah Ku Dilay Caabud-waaq Wararka ka imaanaya magaalada Caabud-waaq ee gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in nin askari ah uu xabado ku furay dad barakacayaal ah oo raashin loo qeybinayey. Illaa 3 qof ayaa la…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Rag Lala Xiriirinayo Al-shabaab Oo Lagu Qabtay Hargeysa Ciidama ammaanka Somaliland ayaa howlgal ay ka sameeyeen magaalada Hargeysa, waxay kusoo qabteen 6 ruux oo lala xiriirinayo iney ka tirsan Xarakada Al-shabaab. Raggan mid kamid ah waxaa laga qabtay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka 4 Qof Oo Aano Qabiil Loogu Dilay Mudug 24-kii saac ee lasoo dhaafay waxaa deegaanno kamid ah gobolka Mudug aano qabiil loogu dilay 4 ruux oo la sheegay iney ahaayeen shacab. Nabadoon Cali Geelle oo kamid ah waxgaradka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Deegaanka Awdiilne Oo Sheegay Iney Sugeen Amniga Waddo Isku Xirta Deegaankaasi Iyo Baydhabo Maamulka degaanka Awdiinle ee gobolka Baay ayaa sheegay in ay soo hagaagayso xaaladda ammaan ee wadada isku xirta degaankaasi iyo magaalada Baydhabo. Axmed Xuseen oo ah guddoomiyaha deegaankaasi oo la…