Dhageyso: Xildhibaan Sakariye Maxamuud Oo Sheegay In Madaxda Dowladda Sameeyeen Qiyaano Qaran Sheeko:War Xildhibaan ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya ayaa sheegay in madaxda ugu sarreysa dalka ay sameeyeen khiyaano qaran kaddib markii muwaadin Soomaaliyeed ay Itoobiya u dhiibeen. Xildhibaan Zakariye Maxamuud Xaaji Cabdi ayaa… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Golaha Ammaanka Oo Ogolaaday In AMISOM 500 Laga Dhimmo Dhammaadka Sanadka Golaha ammaanka ee qaramada midoobey ayaa isku raacay markii ugu horeysay in Ciimada AMISOM laga jaro 500 oo askari dhammaadka sanadka, taasi oo ka hor imaaneysaa dalabkii AMISOM ee ahaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Abukaate Bashiir Nuur “Sharci Ma Ahan In Qof Soomaaliyeed Loo Dhiibo Dalka Kale” Abuukaate Soomaaliyeed ayaa sheegay in qaynuunka muwaadinimo ay ka reeban tahay in qof Soomaali ah loo dhiibo dal kale. Sharci yaqaan Bashiir Nuur Xirsi oo wareysi siiyay Goobjoog ayaa sheegay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Afhayeenka ONLF Oo Sheegaya In Qalbi-Dhagax Uu Horay Uga Tirsanaa Ciidamada Xoogga Dalka, Hadana Uu Ku Jiro Gacanta Itoobiya Cabdiqadir Xasan Hir-mooge oo ah afhayeenka jabhadda xureynta Soomaali galbeed ayaa Goobjoog News uga waramay sida loo qabtay CabdiKariim Sheikh Muuse (Qalbi-Dhagax)? Afhayeenka: Waxaa jira saddex iyo labaatankii bishaan CabdiKariim…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Meydadka Dadkii Lagu Laayay Bariire Oo La Aasay Iyo Dowladda Oo Magdhow Bixineysa Maanta oo Khamiis ah waxaa magaalada Muqdisho lagu aasay meydadka dadkii dhowaan ay ciidanka dowladda iyo kuwo ajaaniib ah ku dileen deegaanka Bariire ee gobolka Shabellaha Hoose. Mid kamid ah…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Warbixin: 8 Arrin Oo Ka Qaldanaa Kulanka “Maqal Dadkaaga” Ee Xukuumadda Iyo Warbaahinta Waxaa magaalada Muqdisho xalay ka dhacay kulan loogu magac daray “Maqal Dadkaaga” kaas oo xukuumadda Ra’isul wasaare Xasan Kheyre ku sheegtay isla xisaabtan u dhaxeeya golaha wasiirrada iyo warbaahinta, marka…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Faah Faahin: Khasaaraha Ka Dhashay Shil Ka Dhacay Duleedka Jowhar Ku dhowaad 30 ruux ayaa ku dhaawacmay shil gaari oo ka dhacay duleedka magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabeellaha Dhexe. Dhaawaca dadkaasi ayaa yimid kadib markii gaari xamuul ah oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kheyre Oo Ka Hadlay Waxa Ka Jira Inuu Isku Shaandheynayo Golihiisa Wasiirada Ra’iisul Wasaraha Xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa ka hadlay waxa ka jira in doonayo isku shaandheyn uu ku sameeyo golihiisa wasiirada. Kheyre oo ka qeybgalayey kulan su’aallo weydiin ah…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sacuudiga Oo Xajka Ka Celiyey Dad Gaaraya 400 Kun Oo Qof Mas’uuliyiinta Sacuudiga ayaa sanadkaan celiyey ku dhawaad 400kun oo qof oo xujey ah kuwaas oo aan wadanin ogolaasha xajka si ay ugutaan acmaasha xajka. Sanad walba waxaa guta acmaasha xajka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Trump Oo Ku Baaqay In La Xaliyo Dhibaatada Khaliijka Iyada Oo Loomarayo Heshiiskii Shirmadaxeedkii Riyaadh Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump oo qadka teleefonka kula hadlayey boqorka Sacuudiga Salmaan Binu Cabdul Caziiz, ayaa ku booriyey in la xaliyo dhibaatada Qatar iyada oo waafaqsan heshiiskii shirmadaxeedkii Riyaadh. War-murtiyeed…