Maxaa Looga Hadlay Kulankii Maanta Ee Golaha Wasiirada? Sheeko:Dalka Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa oo uu shir-guddoominayay Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Mudane Xasan Cali Kheyre. Arrimaha kulanka looga hadlay ayaa waxaa ka mid… 2 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sawirro: Maxjarka Kismaayo oo dib loo howlgeliyey Madaxweynaha maamulka Jubbaland ayaa maanta xariga ka jaray Maxjar cusub oo Xoolaha Kismaayo laga dhoofin doono. Maxjarka oo ku yaalla bannaanka magaalada Kismaayo ayaa loogu talagalay in laga dhoofiyo xoolaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka DHAGEYSO: Ahlu-sunna Oo Sheegtay Inaanu Jirin Heshiis Ay La Galeen Galmudug Maamulka gobollada dhexe ee Ahlu-sunna Waljameeca ayaa waxbo kama jiraan ku sheegay in uu jiro heshiis ay la galeen maamulka Galmudug. Madaxweyne ku xigeenka maamulkaasi Cabdullaahi Xirsi Diirshe, oo wareysi…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisul Wasaare Kheyre oo la kulmay Madaxa qeybta Siyaasadda ee Qaramada Midoobey Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa la kulmay Madaxa qeybta Siyaasadda ee Qaramada Midoobey Jeffrey D. Feltman oo Muqdisho soo gaaray, isagoo dhinaca kale kulan…
2 daqiiqo Sheeko:War Bulshada Soomaaliyeed Oo Aan Ku Baraarugsaneyn Tabcashada Beeraha Beeraha waa il ka mid ah ilaha waxsoosaarka dalka ugu muhiimsan, taasi oo tiro badan oo dad ah ay ku tiirsanyihiin. Sida caadiga ah dalagga Soomaaliya waa dhammaan dhirta iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Saynis & Tiknooloji Boorso Smart Ah Oo La Soo Saaray Shirkad la yiraahdo Volterman ayaa soo bandhigtay sample-ka Boorso magaca shirkadda wadata oo leh astaamo badan oo mihiim ah una fududeynaysa nolosha qofka wata. Boorsadan yar oo ah nooca jeebka ayaa waxaa…
7 daqiiqo Sheeko:Dalka Warbixin: Soomaaliya Oo Ku Jirto Gumeysi Nooc Kale Ah, 6 Meel Ayaa Laga Heystaa!! Gumeysiga, Madaxbannaandida iyo xuriyadda aan ka hadleyno waa mid ka duwan micno ahaan sida loo yaqaano taariikhiyan ee ahaa: in dalka aanu gacan shisheeye ku jirin iyo in dal weliba…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qatar Oo Safiirkeeda Dib Ugu Celineysa Magaalada Dahran Dowladda Qatar ayaa waxay dib ugu celisay Safiirkeeeda magaalada Dahraan ee caasimadda Iran si uu u qabsado hawlihiisa diblomaasiyadeed sida lagu sheegay war-saxaafadeed ka soo baxay wasaaradda arrimaha dibadda ee…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Qabanqaabada Doorashada Madaxweynaha Hirshabelle Oo Ka Socota Jowhar Wararka ka imaanaya magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabellaha dhexe ayaa waxay sheegayaan in halkaasi aad looga dareemayo qabanqaabada loogu jiro doorashada madaxweynaha Hirshabelle. Waxaa dib u habeyn lagu bilaabay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Baaq Nabadeed Oo Loo Direy Galmudug Iyo Ahlu-sunna Mid kamid ah siyaasiyiinta gobolka Galgaduud ayaa ku baaqay in la joojiyo colaadda gobolkaas ka soo cusboonaatay ee u dhaxeysa maamullada Galmudug iyo Ahlu-sunna. Cabdi Maxamed Axmed oo mar soo…