Dhageyso: Xuduudda Gobollada Hiiraan Iyo Galgaduud Oo Maanta Laga Wada Hadlayo Sheeko:Dalka Guddiga xuduudaha iyo federaalka ayaa maanta maamulka Gobalka hiiraan kala hadli doono xuduuda ay la leeyihiin Gobalka galgaduud Guddoomiye ku xigeenka gobolkaasi Xuseen Cismaan Cali ayaa wareysi uu siiyay Goobjoog… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Khasaare Ka Dhashay Rasaas Lagu Furey Gaari Ay Saarnaayeen Dad Shacab Ah, Sh/hoose Koox hubeysan ayaa habeenkii xalay ahaa waxay rasaas ku fureen gaari ay saarnaayeen dad shacab ah, kaasi oo ka amba baxay degmada Afgooye ee gobolka Shabellaha Hoose, kuna wajahnaa deegaanno…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka 42 Qof Oo Ku Dhintey Duqeymo Ka Dhacay Siiriya Tobaneeyo qof ayaa ku dhimatay duqeymo ay ka geysteen diyaaradaha isbaheysiga caalami ah magaalada Raqqa afar iyo labaatankii saac ee la soo dhaafay. Ururka u ololeeyo xuquuqul insaanka ee Siiriya…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Oo Faray Xukuummadda In Ay Dabagal Ku Samayso Qorshayaashii Ay Isku Soo Afgarteen Dowladda Masar Madaxweynaha Jamhuuriyadda Faderaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa faray Xukuummadda in ay dabagal ku samayso sidii looga mira dhalin lahaa qorshayaashii ay isku soo afgarteen dowladda Masar. Madaxweynaha oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiirka Wasaaradda Howlaha Guud iyo Dib u dhiska Dalka Oo La Magacaabay Ra’isulwasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa magacaabay Wasiirka Wasaaradda Howlaha Guud iyo Dib u dhiska Dalka. Mudane Xasan Cali Khayre ayaa u magacaabay xilkaan Mudane Eng. Saadiq C/laahi…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Somaliland Oo Qaliin Caafimaad Loogu Sameeyay Imaaraadka Carabta Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa la sheegayaa in qaliin lagu sameeyay isaga oo ku sugan dalka Imaaraadka Carabta. Afhayeenka Madaxtooyada Somaliland Xuseen Deyr oo wariyeyaasha kula hadlay Hargeisa ayaa…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida Oo Xukun Dil Ah Ku Riddey Labo Eedeysane Maxkamadda Ciidamada ayaa maanta dil ku xukuntay Rag la sheegay in horay ay u dileen Nabadoon Caan ahaa. Maxkamadda darajada koowaad ee ciidamada qalabka sida ayaa xukun dil ah ku…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka 9 Arrin Oo Laga Faa’iday Booqashada Madaxweyne Farmaajo Ee Masar Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa booqasho labo maalmood ku tagay dalka Masar, inta uu Qaahira joogay waxaa uu aqalka madaxtooyada ee Caabidiin kula kulmay dhiggiisa Masar Cabfifitaax Al-sisi, Xarunta…
2 daqiiqo Sheeko:War Dalabka Cuntooyinka Maqaayadaha Mugadisho Oo Noqday Hab Casri Ah Maqaayadaha ku yaallo magaalada Mugadisho ayaa waxay sameynayaan horumarro ballaaran iyaga oo adeegsanaya qalab casri ah. Maqaayadahaan ayaa waayihii dambe waxaa ku soo badanayay dalabaadka carsiga ah, iyaga oo ka…
1 daqiiqo Sheeko:Saynis & Tiknooloji Facebook Oo Soo Kordhinaya Bog Cusub Oo Lagu Ilaalinayo Ammaanka Macaamiisha Barta Facebook ayaa waxay keentay barnaamij cusub oo lagu magacaabo Safety Check si loo ilaaliyo nabadgelyada qofka isticmaalaya Facebook waxaana barnaamijkaan loo sameeyay bog u gaar ah oo qofka arkayo.…