Faah-faahin: Dilka Guddoomiyaha Garsoorka Xiriirka Kubadda Cagta Ee Soomaaliya Sheeko:Dalka Waxaa xalay cishihii xaafadda Xamar Bile ee Muqdisho lagu dilay guddoomiyihii waaxda garosoorka xiriirka kubada cagta Soomaaliyeed. Gudoomiyaha Garsoorayaasha Soomaaliyeed mudane Cusmaan Diraac ayaa Dabley hubeysan waxay ku dileen Degmada… 1 daqiiqo
7 daqiiqo Sheeko:War Soomaaliyadii “dhexda ahayd” waxay ku hafatay khilaafka Sacuudiga iyo Qadar Lix bilood ka dib kolkii Madaxweyne Maxamed Cabdillaahi Farmaajo la doortay, Soomaaliya waxa ay dhex dabbaalanaysaa mawjad siyaasadeed oo gude iyo dibedba ah. Bishii lixaad ee la soo dhaafay, Madaxweynaha…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Cali Cabdullahi Cosoble: Nin Keligiis Cidlo Taagan Madaxweynihii hore ee Hirshabeelle Cali Cabdullahi Cosoble waxaa uu ku jiraa rag iska dhicis iyo rafasho siyaasadeed isaga oo dhinac walbo weerar ku ah, qoraal uu soo saarey maanta waxaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Gobolka Banaadir Oo Dalbanaya In 25% Laga Siiyo Dakhliga Dekadda Xamar Guddoomiyaha iyo duqa magaalada Muqdisho Thabit Cabdi Maxamed oo maanta ka qeyb-galay shirka golaha wasiirrada ayaa ka codsaday in kor loo qaado dakhliga ay gobolka ka helaan dekadda Xamar. Guddoomiyaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Villa Somalia: Hogaamiye Al-shabaab Ah Iyo 6 Kale Ayaan Dilney Dowladda federaalka ah ee Soomaaliya ayaa sheegtay in ciidamada dowladda iyo kuwoo ka socda dalal ay saxiibo yihiin weerar ka geysteen degmada Jilib ee gobolka Jubbada Dhexe. War Saxaafadeed goordhaw…
1 daqiiqo Sheeko:War Baarlamaanka Koonfur Galbeed Oo Ansixiyay Golaha Wasiirrada Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ayaa ansixiyay Golaha Wasiirada oo uu dhawaan soo magacaabay Madaxweyne Shariif Xasan Sheekh Aadan. Madaxweynaha Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa ka codsaday xildhibaanada Baarlamaankaas…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Golaha Wasiirada Oo Ansixiyey Sharciga La Dagaalanka Argagaxisada Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa oo uu shir-guddoominayay Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Mudane Xasan Cali Kheyre. Arrimaha kulanka looga hadlay ayaa waxaa ka mid…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka Warbixin: Puntland Mowqif Kama Qaadan Karto Arrimaha Dibadda, Waana Danbi, Sharci-yaqaanno Maamul goboleedka Puntland ayaa arbacadii soo saaray war saxaafadeed ay ku sheegayaan mowqif ay ka qaateen xiisadda Khaliijka, iyaga oo si cad ula saftay dalalka Sacuudiga iyo Imaaraadka, oo ay…
4 daqiiqo Sheeko:War Maxay Soomaaliya ka Baran Kartaa Doorashadii Kenya? Bariga Africa waxaa inta badan ka dhaca doorashooyin madaxtanimo taasoo ay ku wada tartamaan madaxda Dowladdaha uu wakhtiga ka sii idlaanayo iyo sidoo kale siyaasiin cusub oo doonaya inay qabtaan…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka WHO Iyo Soomaaliya Oo Bilaabaya Olole Lagula Dagaallamayo Jadeecada Hey’adda caafimaadka adduunka WHO waxaa ay sheegeysaa in Soomaaliya marka laga soo tago abaarta iyo gaajada ay dad badan khatar ugu jiraan Jadeeco, dowladda iyo hey’adda ayaa iska kaashanaya sidii…