Kheyre oo soo xiray Shir weynaha Qaran ee Xal u-helidda Qaxootiga Soomaaliyeed Sheeko:Dalka Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa soo xiray shir weyne looga hadlayay Xal-u-helidda Qaxootiga Soomaaliyeed ee dalka dib ugu soo laabanaya. Waxaana shirkani soo… 2 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Jadwalka Doorashada Madaxweynaha Hirshabelle Oo Lasoo Saaray Guddiga doorashada madaxweynaha Hirshabelle ayaa soo saaray jadwalka madaxweyne ee maamulkaasi. Sida ku cad jadwalkan waxay doorashada dhici doontaa 12-ka bisha September, 2017. Halkaan hoose ka akhriso jadwalka:
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Ha Noqon Qofka Ugu Horreeya ee Diyaaradda Raaca Daraasad cusub oo soo baxday ayaa sheegaysa in haddii aad noqoto qofka ugu horreeya ee diyaaradda kora khatar caafimaad aad waajihi karayso iyo iney inaad si sahlan ku qaaddo cudurada…
2 daqiiqo Sheeko:War Wasiirka Waxbarashada Oo Sheegay In Jaamacadaha Dalka In Badan Oo Ka Mida Eysan Tayo Laheyn Wasiirka wasaaradda waxbarasahda, hiddaha iyo tacliinta sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa si adag u weeraray Jaamcadaha Dalka oo uu ku tilmamay in intooda badani in aaney gaarsiisneyn tayadii waxbarashada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Gobolka Banaadir Oo Ganaaxi Doona Guryaha Iyo Xarumaha Ganacsi Ee Qashinka Lagu Hor Arko Maamulka gobolka Banaadir ayaa sheegay in lacag ay ku ganaaxi doonaan qof walbo oo gurigeeda ama xarunteeda ganacsi lagu hor arko qashin wixii ka bilawda 1-da September 2017. Guddoomiye ku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shaqaalaha Dowladda Oo La Fasaxay Maalmaha Ciidda Qoraal kasoo baxay wasaaradda shaqada iyo arrimaha bulshada ee xukuumadda Soomaaliya ayaa lagu sheegay in shaqaalaha dowladda ay yihiin fasax maalmaha ciidda. Qoraalka ayaa lagu yiri: Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha…
6 daqiiqo Sheeko:Dalka Xogta Goobjoog: Dowladnimada Soomaaliya Waxaa Ay Ku Tiirsan Tahay Macaawinada Beesha Caalamka Soomaaliya waa dal dhaqaale ahaan aad u liito, ma jiro dhakhli iyo wax soo-saar la sheegi karo oo gudaha ah, Maalgeshi iska daa, nalooma ogolada deymaha hey’adaha lacagta adduunka, marka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Leego Oo Sheegay Iney Al-shabaab Kala Wareegi Doonaan Deegaankaasi Maamulka deegaanka Leego ee gobolka Shabellaha Hoose, ayaa sheegay iney ka go’an tahay sidii ay dib ula wareegi lahaayeen deegaankaasi oo ay hadda maamusho Xarakada Al-shabaab. Abukar C/laahi Isaaq oo…
2 daqiiqo Sheeko:War Xildhibaan Ka Digey In Dhallinyarada Laga Shaqaaleysiinayo Gobolka Banaadir Lagu Qaato 4.5 Xildhibaan ka tirsan aqalka sare ee baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa ka digay in dhallinyarada laga shaqaaleysiinayo gobolkani Banaadir lagu salleeyo nidaamka 4.5, loona baahan yahay iney shaqeyso Soomaalinimada, aqoonta iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddoomiye Cismaan “Doorashada Hirshabelle Waqtigeeda Ayeey Ku Dhici” Guddoomiyaha baarlamaanka Hirshabeelle, Cismaan Barre Maxamed, ayaa sheegay in doorashada madaxweynaha maamulkaasi ay waqtigeeda ku dhici doonto. Guddoomiyaha oo wareysi gaar ah siiyay Goobjoog, ayaa sheegay in guddiga uu magacaabay…