Mareykanka Oo Iran Ku Canaantay Arrimaha La Xiriira Tijaabada Gantaalada Iyo Taageerada Argigixisada Sheeko:Dalka Ergeyga Mareykanka ee Qaramada Midoobey Nikki Haley, ayaa waxaa ay sheegtay in Iran ay qaadeyso mas’uuliyadda, sawaariikhda ay tijaabineyso, argigixisada ay taageryso iyo arrimaha xuquuqul Insaanka ay iska dhaga tirto.… 1 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Xogta Goobjoog: Magafeyaashii Laga Soo Qabtay Koonfurta Suudaan Oo Laga Sii Daayey Xabsiyada Muqdisho 3(saddex) magafeyaal ah oo dadka Soomaalida ah si muqalasnimo ah ugu tahriibin jiray dalalka Uganda, Labada Suudaan iyo Libya, lacagna ka qaadan jiray oo ay qabteen ciidamada Koonfurta Suudaan, loona…
2 daqiiqo Sheeko:War Muqdisho: Xildhibaanno Baarlamaanka Federaalka Ah Oo Taageeray Ceyrinta Cali Cosoble Xildhibaanada Golaha shacabka ee dawladda Fedaraalka Soomaaliya ee laga soo doortay deegaanada Maamulka Hirshabeelle ayaa maanta kulan ay ku yesheen magaalada Muqdisho waxaa ay ku tagereen xil ka qaadista baarlmaanka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka DHAGEYSO: Cosoble Oo Sheegay Inuu Weli Yahay Madaxweynaha Hirshabelle Cali Cabdullaahi Cosoble, madaxweynihii Hirshabelle ee shalay xilka ay ka qaadeen xildhibaannada baarlamaanka maamulkaasi ayaa sheegay in weli si sharci ah uu ku joogo xafiiska. Wuxuu sheegay in sharci darro…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Roobow Oo Saxaafadda La Hadlay, Caddeeyayna Mowqifkiisa (Akhriso) Sheekh Mukhtaar Roobow Cali Abuu Mansuur oo Labo cisho kahor isku soo dhiibay dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa goor dhow wuxuu saxaafada kula hadlay magaalada Muqdisho. Mukhtaar ayaa sheegay in uu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Cosoble Oo Gaaray Jowhar Cali C/laahi Cosoble, oo shalay xildhibaanno kamid ah baarlamaanka Hirshabelle ka qaaden xilka madaxweynenimo ayaa maanta gaaray degmada Jowhar ee xarunta gobolka Shabellaha Dhexe. Cosoble oo ay wehlinayaan wasiiro ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Khasaare Ka Dhashay Gaari Lagu Rasaaseeyay Muqdisho Faah faahin dheeraad ah ayaa laga helayaa khasaaraha ka dhashay gaari ay saarnaayeen dad shacab ah oo maanta lagu rasaaseeyay nawaaxiga Isbitaalka Digfeer, degmada Hodon ee magaalada Muqdisho. Dabley hubeysan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sawirro: Roob Ka Da’ay Muqdisho Oo Biyo Dhigay Waddooyin Muhiim Ah Magaalada Muqdisho waxaa saakay illaa xalay saq dhexe ka da’ayay roob si xiriir ah u socday, kaasi oo biyo dhigay waddooyin badan oo magaalada ah. Roobkan ayaa ka hooray waddooyinkii…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Iskuulka 15 May Oo Dib Loo Furay, Lacag La’aan Ayaa Lagu Dhigan Doonaa Waxaa Isniintii dib loo furay Iskuulka 15 May, Iskuulkan oo Macalimiin Masaari ah wax ka dhigi doonaan, waxaa caruurta wax lagu bari doonaa lacag la’aan. Si wada jir ah ayey…
2 daqiiqo Sheeko:War Dhageyso: Xildhibaan Jeesow Oo Taageeray Xil Ka Qaadistoo Cosoble Xidhibaan Daahir Amiin Jeesow oo kamid ah mudanayaasha golaha shacabka ee baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, ayaa taageeray xil ka qaadistii Isniintii shalay ay xildhibaannada Hirshabelle ku sameeyeen madaxweynahooda. Jeesow ayaa sheegay…