Ra’iisul Wasaare Kheyre “Dhalinyaradu waa Hormuudka iyo horumarka dalka” Sheeko:Dalka Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre oo weheliyaan Wasiirka Amniga Gudaha iyo Wasiirka Dhalinyarada iyo Cayaaraha, ayaa ka qeyb galay kulan aqoon is-waydaarsi ah oo… 2 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qarax Gaari Oo Caawa Ka Dhacay Magaalada Muqdisho Gaari laga soo buuxiyey walxaha qarxa ayaa caawa waxa uu ku qarxay Wadada Makka Al-mukarrama ee magaalada Muqdisho, gaar ahaan inta u dhaxeysa Isgoyska Dabka iyo shaqaalaha. Gaarigan ayaa la…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Golaha Wasiirada Oo Ansixiyey Labo Hidise Sharciyeed Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa oo uu shir-guddoominayay Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Mudane Xasan Cali Kheyre. Arrimaha kulanka looga hadlay ayaa waxaa ka mid…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka IOM: 180 Muhaajiriin Ah Oo Hadda Lagu Daadiyay Badda Yemen Hey’adda socdaalka adduunka IOM ayaa sheegeysa in goordhaw 180 qof oo muhaajiriin lagu daadiyay badda u dhaxeysa Soomaaliya iyo Yemen. 5 ka mid ah dadkaasi waa ay dhinteen, 50-na waa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Golaha Wasiirrada Puntland Oo La Ansixiyay Baarlamaanka maamulka Puntland ayaa goordhaw waxaa uu ansixiyay golaha wasiirrada ee xukuumadda madaxweyne Cabdiweli Gaas. 61 Xildhibaan ayaa codka kalsoonida siisay xukuumadda halka 3 Xildhibaan diideen, arrintaas kadib waxaa Xildhibaannada…
4 daqiiqo Sheeko:War Akhriso: Yusuf Garaad Oo Laga Keenay Mooshin Wax Looga Weydiinayo Sharciga Shaqaalaha Dibadda Illaa 12 Xildhibaan oo ka tirsan golaha shacabka ayaa mooshin ka gudbiyay wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya Yusuf Garaad Cumar si wax looga weydiiyo ku dhaqan la’aanta faritaanka sharci Lr. 112…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxaa Kusoo Kordhay Doorashada Kenya? Natiijada horudhaca ah ee doorashada Kenya ayaa tilmaamaysa in uu ku horreeyo madaxweynaha hadda talada haya Uhuro Kenyatta. Wararkii ugu dambeeyay ayaa sheegaya in degaannada qaar xildhibaannadii la siiyay warqadihii…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Madaxweyne Cosoble Oo Lagu Eedeeyay Siyaasad Xumo Xildhibaan ka tirsan Hirshabeelle ayaa sheegay in madaxweynaha maamulkaasi uu cagta saaray fashil siyaasadeed. Xildhibaan Nuur Xaashi Warsame oo saaka la hadlay Goobjoog FM ayaa sheegay in madaxweynaha Hirshabeelle Cali…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Waa Sidee Xaaladda Deegaannadii Ay Ku Dagaallameen Ciidamada Roobow Iyo Kuwa Al-shabaab? Deganaanshiyo aan cago badan ku taagneyn ayaa saakay oo Khamiis ah laga soo sheegayaan deegaannada Abal iyo Yabaal oo ka tirsan gobolka Bakool, kuwaasi oo shalay ay ku dagaallameen ciidamo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka 50 Muhaajiriin Ah Oo Soomaali Ku Jiraan Oo Qasab Loogu Maasheeyay Badda Yemen Illaa 50 qof oo Soomaali iyo Itoobiyaan isugu jira ayaa la sheegayaa in qasab loogu maasheeyay badda u dhaxeysa Soomaaliya iyo Yemen, badda tirada lagu daadiyay waa 120 qof, sidaa…