Danaha Wejiyada Badan Ee Imaaraadku Ka Leeyahay Soomaaliya Sheeko:War Wadanku waxa uu hadda u muuqdaa mid ka soo kabanaya colaaddii ragaadisay muddo nus qarni ku siman, Waxaa jira dalal badan oo mashaariic kala duwan ka fulinaya Soomaaliya iyada oo… 7 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:War Golaha Shacabka Oo Cafiyey Wasiir Xoosh Kadib Raaligelin Uu Bixiyey Xildhibaannada golaha shacabka ayaa maanta cafiyey wasiirka Dastuurka C/raxmaan Xoosh Jibriil kadib markii maalmahan ay wasiirka ku dheganaayeen qaar kamid ah xildhibaannada golahaasi. Wasiirka oo maanta hortagay xildhibaannada golaha shacabka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Pentagon: Waxaan Soomaaliya Ka Hirgelin Donnaa Xasilooni iyo Nabad Afhayeenka Pentagon Navy Capt. Jeff Davis oo la hadlayey Saxaafadda saacado ka hor ayaa sheegay in Mareykanka uu ka shaqeynayo sidii xasilooni iyo nabad loogu soo dabbaali lahaa Soomaaliya. Capt.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Yemen: 9 Qof Oo Hal Qoys Ka Tirsan Ayey Duqeyn Ku Dileen Isbaheysiga Sacuudiga Ugu yaraan 9 qof oo hal qoys ka tirsan 3 haween iyo 6 caruur ah ayaa ku dhimatay duqeyn ay dalka Yemen ka fuliyeen xoogagga isbaheysiga carbeed ee uu hogaaminayo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qarax Ka Dhacay Masjid Ku Yaalla Libya Oo Ay Dad Ku Dhinteen Mas’uuliyiinta dalka Libya ayaa waxay sheegeen in qaraxaan ay waxyeello ay ka soo gaartay dad ku tukanayay masjid ku yaallo magaalada Benghazi ee bariga Liibiya . Bartilmaameedka weerarkaan ayaa waxuu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin: Guddoomiyaha Gobolka Galgaduud Iyo Walaalkiis Oo Lagu Diley Muqdisho Faah Faahin dheeraad ah ayaa laga helayaa dil habeenkii xalay ahaa magaalada Muqdisho loogu geystay guddoomiyahii gobolka Galgaduud Maxamed Daahir Sheekh Cali iyo walaalkiisa. Rag hubeysan islamarkaana watay gaari ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Nabadoon Geeddi Firdhiye Oo Lagu Diley Muqdisho Rag ku hubeysan bistoolado ayaa xalay ku diley degmada Dharkeenley ee magaalada Muqdisho Nabadoon Geeddi Maxamuud Axmed oo loo yaqaannay Geeddi Fardhiye. Nabadoonka ayaa la diley xilli uu Masjid ku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Khasaaraha Ka Dhashay Qarax Caawa Ka Dhacay Magaalada Muqdisho Faah faahin dheeraad ah ayaa laga helayaa qarax maqribkii caawa ka dhacay wadada Makka Al-mukarrama ee magaalada Muqdisho, kaasi oo geystay khasaare isugu jirta dhimasho iyo dhaawac. Gaari walxaha qarxa…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiirro, Xildhibaanno Iyo Waxgarad Sheegay In Ay Xiriirka U Jareen Maamulka Hirshabeelle Shirweynaha wada tashiga ee mid ka mid ah beelaha dega gobolka Hiiraan oo ay ka soo qeyb galeen siyaasiyiinta, aqoon yahanka, ganacsatada, dhalinyarada, haweenka iyo qurbajoogta ka soo jeeda beesha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada AMISOM Oo Faarujiyey Leego, Sh/hoose Ciidamada AMSIOM ee ku sugnaa deegaanka Leego ee gobolka Shabellaha Hoose ayaa la sheegayaa in goor dhow ay faarujiyeen guud ahaan deegaankaasi. Mas’uul ka tirsan maamulka Sh/hoose kana gaabsaday in…