Madaxweynaha Oo Magacaabay Lataliyaashiisa Gaarka Ah Iyo Guddiga Qaran Ee Taakuleynta Ciidanka Sheeko:Dalka Madaxwaynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi farmaajo ayaa soo saaray wareegto uu ku magacaabay Guddiga Qaran ee Taakulaynta Ciidamada. Sidoo kale Madaxwaynuhu waxa uu soo saaray wareegtooyin uu ku… 2 daqiiqo
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Hanti Dhowraha Guud Ee Qaranka Oo La Magacaabay Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa oo uu shir-guddoominayay Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa arrimaha kulanka looga hadlay waxaa ka mid…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Sawirro: Ra’iisul Wasaaraha Oo Ciidanka Qalabka Sida Ku Amaanay Xasilinta Dalka Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Mudane Xasan Cali Kheyre oo weheliyaan Wasiiro ka tirsan Xukuumadda, ayaa maanta ka qeyb galay kulanka ciidamada Qalabka Sida, isagoo ku ammaanay Xasilinta Dalka kuna dhiirigeliyey inay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Boosaaso: Ammar Laga Soo Saaray Qaadashada Lacagta Shilin Soomaaliga Maamulka Gobolka Bari, kan Boosaaso iyo wasaaradda maaliyadda maamulka Puntland ayaa kulan ay maanta ku yeesheen magaalada Boosaaso waxay go’aan kaga gaareen isticmaalka lacagta shilin Soomaaliga. Shirkaan oo saacado qaatay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Aqoonyahan Ku Eedeeyay Guddoonka Baarlamaanka Arrinta Wasiir Xoosh Falanqeeye Faysal Rooble oo ah aqoonyahan deggan dalka Maraykanka ayaa sheegay in khilaafka ka dhex taagan xildhibaannada golaha shacabka qaarkood iyo wasiirka Dastuurka ay tahay arrin barmadow ku ah guddoonka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Caalim “8-da Kursi Horay Maxkamadda Ayaa U Dhaarisay” Diblumaasi Maxamed Maxamuud Caalim ayaa sheegay in guddoomiyaha maxkamadda sare uu dhaariyay 8-da kursi ee hadda maxkamaddu diidan tahay. Wareysi uu siiyay Goobjoog News ayuu ku sheegay in arrinta la…
2 daqiiqo Sheeko:War Xildhibaan Sheegay In Curyaamin Shaqo Ay Tahay u Yeerista Golaha Shacabka Ee Wasiir Xoosh Xildhibaan Cabdifitaax Maxamed Cali oo kamid ah mudanayaasha golaha shacabka ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa sheegay in shaqo curyaamin ay tahay in xilligaan lagu mashquulo wasiirka Dastuurka oo maalmahan dambe ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Al-shabaab Oo Diley Saddex Qof Oo Kenyan Ah Dagaalyahanno ka tirsan Xarakada Al-shabaab ayaa lagu soo waramayaa in gelinkii dambe ee shalay ay dileen Seddex ruux oo Kenyan ah, kuwaasi oo ku sugnaa deegaanka Yongoro oo ka tirsan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Jubbaland Iyo Kuwa AMISOM Oo Howlgallo Ka Wada J/hoose Ciidamada maamulka Jubbaland iyo kuwa AMISOM ayaa lagu soo waramayaa in ay howlgal ka dhan ah Xarakada Al-shabaab ka wadaan deegaanno kamid ah gobolka Jubada Hoose. Howlgalkaan oo socdayu 48-kii…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Federaalka Ah Oo Heshiis Kala Noqotay 17 Shirkad Soomaaliyeed Dowladda federaalka ah ayaa la sheegayaa in ay heshiiska uga baxay illaa 17 shirkad Soomaaliyeed, shirkadahan ayaa horay u qaban jiray adeegyada kala duwan ee dowladda u baahan tahay. Shirkadahan…