Trump Oo Saxiixay Cuna-qabateynta Ruush-ka, Iran Iyo Kuuriyada Waqooyi Sheeko:Dalka Madaxweynaha dalka Mareykanka Dowland Trump ayaa saxiixay qanuunka lagu cuna-qabateynayo dalalka Ruush-ka, Iran iyo Waqooyiga Kuuriya. Mr. Trump waxaa uu sheegay in aanu ku faraxsaneen in Ruushka la cuna-qabateeyo isaga… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:War Golaha Shacabka Oo Fasaxay Miisaaniyadda Ciidanka Guddoonka Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa shaaciyey in la fasaxay Miisaaniyadda Ciidammada Qalabka Sida ee Soomaaliya bilaha July iyo August inta ay socoto Doodda Miisaaniyadda guud ee Dowladda 2017.…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Shir Looga Hadlayo Sida Looga Taxadari Karo Go’itaanka Internetna Oo La Qabtay Wasaaradda Boostada, Isgaarsiinta iyo Teknoolojiyada ayaa maanta ku qabatay magaalada Muqdisho shir wada-tashi ah oo looga hadlay arrimo ku saabsan go’itaankii internetka ee koonfurta iyo bartamaha Soomaaliya iyo tallaabooyinka xiga…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Taliye Ku Dhaawacmay Israsaaseyn Dhexmartay Ciidamo Ka Wada Tirsan Puntland Taliyaha ciidamada ilaalada dekadda Boosaaso Maxamed Cali Xaashi iyo Labo askari oo ka tirsan Ilaaladiisa ayaa ku dhaawacmay israsaaseyn maanta dhexmartay ciidamo ka wada tirsan Puntland. Wararku waxay sheegayaan iney…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddoomiyaha Baarlamaanka Somaliland Oo Is Casilay Guddoomiyahii baarlamaanka maamulka Somaliland C/raxmaan Cirro ayaa maanta oo Arbaco ah waxa uu iska casilay xilkaasi, kadib markii uu gudbiyey warqaddiisa is casilaadda. Ajendaha kulanka xildhibaannada baarlamaanka Somaliland ayaa ahaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Tarsan Oo Xil Looga Magacaabay Xafiiska Madaxweynaha Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed C/laahi Farmaajo ayaa maanta waxa uu la taliye sare dhanka siyaasadda xafiiska madaxweynaha wuxuu u magacaabay Maxamuud Axmed Nuur Tasan. Digreeto kasoo baxday xafiiska madaxweynaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kulankii Golaha Shacabka Oo u Baaqday Kooram La’aan Iyo Wasiir Xoosh Oo Xaadiray Kulan ay maanta xildhibaannada golaha shacabka ku lahaayeen magaalada Muqdisho ayaa kooram la’aan u baaqday, kadib markii kooramka uu shirka ku furmi lahaa ay ka dhinnaadeen 9 mudane. Sida caadada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Waxgarad Sheegay In Wadahadal Loo Furayo Dhinacyadii Ku Dagaallamay Xeraale Maanta oo Arbaco ah ayaa lagu wadaa deegaanka Xeraale ee gobolka Galgaduud ka bilowdaan kulamo lagu xalinayo dagaalladii ka dhacay deegaankaasi. Waxgarad ka kala tagay deegaanno badan oo kamid ah gobollada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Beelaha Lagu Heshiisiinayo Jowhar Oo Ka Wada Hadlaya Khasaaraha Dagaalladii Cadalle, Sh/dhexe Magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabellaha dhexe waxaa ka socda shir dib u heshiisiineed, kaasi oo u dhaxeeya beello walaalo ah oo ku dagaallamay degmada Cadalle ee gobolkaasi. Shirkaan ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:War Golaha Shacabka Oo Ka Doodaya Arrinta Wasiir Xoosh Maanta ayaa lagu wadaa in xildhibaannada golaha shacabka ay ka doodaan arrinta wasiirka Dastuurka ee xukuumadda Soomaaliya C/raxmaan Xoosh Jibriil, waxaana sidoo kale wasiirka mar kale looga yeeray xarunta golaha.…