Shiinaha Oo Saldhiggiisii Ugu Horreeyay Ka Furtay Djibouti Sheeko:Dalka Dowladda Shiinaha ayaa waxay saldhig millatari ka furatay magaalada Djibouti ee caasimadda dalkaasi, saldhiggaan ayaa waxaa uu noqonayaa saldhiggii ugu horreeyay uu Shiinaha ka dhisto banaanka. Saldhigga milatari uu Shiinaha… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddoomiyaha Baarlamaanka Somaliland Oo Maanta Is Casilaya Maanta oo Arbaco ah waxaa lagu wadaa in xildhibaannada baarlamaanka Somaliland ay yeeshaan kulan aan caadi ahayn, waxaana xilka iska casili doona guddoomiyaha baarlamaankaasi C/raxmaan Maxamed C/laahi oo dhanka kale…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Jubbaland Oo Howlgal Ka Wada Kismaayo Wararka ka imaanaya magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubada Hoose ayaa waxay sheegayaan in saakay oo Arbaco ah ay ciidamada maamulka Jubbaland ay howlgal ballaaran ka wadaan xaafadaha magaaladaasi. Ciidamada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka 20 Qof Oo Ku Dhimatay Qarax Ka Dhacay Afgaanistaan In ka badan 20 qof ayaa ku geeriyootey halka ay ku dhaawacmeen 30 kale qarax ka dhacay magaalada Haraat ee galbeedka Afgaanistaan. Afhayeen u hadlay waaxda caafimaadka ayaa sheegay in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qarax Gaari Loo Adeegsaday Oo Ka Dhacay Maqaayad Ku Taalla Magaalada Kismaayo Qarax gaari loo adeegsaday ayaa maqribkuu caawa waxa uu ka dhacay maqaayad ku taalla magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubada Hoos, halkaasi oo khasaare kala duwan uu ka dhashay. Gaari…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kheyre “Puntland Waxay Tusaale Fiican u Tahay Soomaaliya Inteeda Kale” Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda F. Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre, ayaa hambalyo iyo bogaadin u diray shacabka iyo madaxda maamulka Puntland, oo u dabaal degaya sannad guuradii 19-aad ee ka soo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasaaradda Arrimaha Dibadda Oo Nuqul Kamid Ah Warqadihiisa Aqoonsiga Ka Guddoontay Danjiraha Cusub Ee Czech Wasiir kuxigeenka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga H.E. Mr. Mukhtar Mahad Daud ayaa maanta kaga guddoomay xafiiskiisa nuqul ka mid ah warqadaha aqoonsiga danjiranimo Safiirka cusub ee Jamhuuriyadda Czech…
1 daqiiqo Sheeko:War Baarlamaanka Oo Fasaxaya Mishaaraadka Ciidanka Guddoomiyaha guddiga howlha guud ee golaha shacabka Abdifitaax Ismael Tahir oo goordhaw la hadlay Goobjoog News ayaa sheegay in berri uu golaha shacabka fasixi doono mishaaraadka ciidamada. Miisaaniyadda 2017-ka waxaa…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenka ““Sharciga Canshuur Bixinta Soomaaliya Waa Mid Gaboobay” Ra’iisul Wasaare ku xigeenka xukuumada Soomaaliya Mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khader) ayaa maanta ka qayb galay shir looga hadlayay dakhliga iyo dhaqaalaha Soomaaliya, kaa soo ay soo qaban qaabiyeen Bankiga…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Golaha Shacabka Oo Berri Codka Kalsoonida U Qaadaya Wasiirka Dastuurka Xoosh Jibril Guddoomiyaha guddiga howlaha guud ee golaha shacabka AbdiFatah Ismael Tahir oo goordhaw la hadlay Goobjoog News ayaa sheegay in berri uu golaha shacabka kulan ka yeelan doono mustaqbalka wasiirka dastuurka…