Soomaaliya: Maxaa Looga Hadli La’yahay Mareykanka Iyo Duqeynta Rayidka?!! Sheeko:Dalka Dhacdadii Bariire Jimcihii ka dhacday, dadka Soomaaliyeed waxaa ay hadal-hayaan ciidamada dowladda ahaa ee rayidka dilay, waxaaba la iloobey in ay Mareykanka ku lug lahaayeen dhacdadan, Mareykanka bishan keliya ku… 3 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka 5 Maalin Kadib Dhacdadii Bariire, Meydadka Weli Lama Aasin Sida ay Goobjoog News u xaqiijiyeen ehellada dadkii lagu dilay Bariire, meydadkii weli lama aasin, iyaga oo la sugaya natiijada baaritaanka dowladda federaalka ah. “Nimankii falka ka dambeeyay oo la…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka 9 Qof Oo Ku Geeriyootey Shil Ka Dhacay Magaalada Gaarisa Ee NFD Wararka ka imaanaya magaalada Gaarisa ee gobolka NFD ayaa waxay sheegayaan in halkaasi uu ka dhacay shil gaari, kaasi oo sababay khasaare isugu jirta dhimasho iyo dhaawac. Gaari Bas ah…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Booliiska Mudug Oo Xal u La Dilalka La Xiriira Aanooyinka Qabiil Taliska Booliiska gobolka Mudug ee Galmudug ayaa sheegay in weli aanay xal u helin dilalka salka ku haya aanooyinka qabiil, kuwaasi oo kusoo batay deegaannada gobolkaasi. Maxamuud Cilmi Gulaafe, Taliyaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Rugta Ganacsiga: Waxaan Ka Tirsannahay Bulshada Rayidka Ah (Dhageyso) Rugta Ganacsiga Soomaaliyeed ayaa sheegtay in wasaarada ganacsiga ee xukuumadda Soomaaliya aanay xaq u lahayn in xil ka qaaddo, maadaama ay iyagu ka tirsan yihiin bulshada rayidka. Agaasimaha guud ee…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Mudug: Carruur Ku Geeriyootey Miino Ku Qaraxday Saddex Carruur ah ayaa lagu soo waramayaa iney ku dhinteen deegaanka Docolo-oomane ee gobolka Mudug, kadib markii ay miino ku qaraxday. Mid kamid ah dadka deegaanka oo la hadlay Goobjoog…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Qaxootigii Dib Ugu Soo Laabtay Dalkooda Oo Loo Raadinayo Xuquuqdooda Hay’adda Qaxootiga iyo Barakacayaasha qaranka ayaa sheegtay iney ku dedaalayso sidii xaqooda ay ku heli lahaayeen qaxootiga Soomaaliyeed ee dib ugu soo laabtay dalkooda, welina dhibaateysan. Guddoomiye ku xigeenka hay’addan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Golaha Ammaanka Oo Maanta Kulan Deg-deg Ah Ka Yeelanaya Kuuriyada Waqooyi. Golaha ammaanka ee qaramada Midoobay ayaa maanta oo talaado ah waxay kulan ku yeelan doonaan xarunta New York,kaasi oo looga arrinsanayo dalabka xukuumadaha Tokyo iyo Washington ka dib markii hogaamiyaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka 14 Qof Oo Ku Geeriyootay Shil Ka Dhacay Masar Ugu yaraan 14 qof ayaa ku dhimatay 42 kalana way ku dhaawacmeen ka dib shil ka dhacay gobolka Sacdiyah ee dalka Masar sida ay sheegtay wasaaradda caafimaadka dalkaasi. Shilkaani ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Oo La Wareegtay Qalab Lagu Maamuli Doono Hawada Dalka Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa hay’adda ICAO kala wareegtay qalab dhameystiran, kaasi oo lagu maamuli doono hawada dalka. Wasiiru dowlaha Wasaaradda Gaadiidka, Cirka iyo Dhulka ee xukuumadda Soomaaliya Cabdi raxmaan Kulmiye…