Maalinta Naas Nuujinta Oo Laga Xusay Muqdisho Sheeko:Dalka Siweyn ayay uga hadleen dadka maanta iskugu yimid xafladda lagu xusayay maalinta Naas nuujinta, iyo in haweenka Soomaaliyeed ay ubadkooda nuujiyaan mudada loogu talo galay oo ah labada sano .… 2 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Oo Raashiin Gargaar Ah Kala Wareegtay Dowladda Shiinaha Mas’uuliyiin ka socotay dowladda Soomaaliya oo ay wehliyaan mas’uuliyiin ka socday Shiinaha ayaa hay’adda cuntada aduunka WFP kala wareegay raashin gargaar ah oo loogu talo galay dadka ay abaaruhu saameeyeen…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisul Wasaaraha Oo Dib u Daah Furay Kuliyadda Saxaafadda Ee Jaamacadda Ummadda Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa ka qeyb galay munaasabad lagu daah-furayey Kuliyadda Cilmiga Warbaahinta iyo Saxaafadda ee Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed, taas oo lagu qabtay xarunta…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladaha Soomaaliya Iyo India Oo Heshiis ku kala Saxiixday New Delhi. Heshiiskani wuxuu u saamaxayaa Dowladda Soomaaliya in iyada lagu soo wareejiyo 118 maxbuus oo loo heysto dembiyo la xiriira burcad badeed oo hadda ku jira xabsiga Taloja ee magaalada Mumbai…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Axmed Madoobe Oo Magacaabay Wasiir KMG Ah Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe ayaa xildhibaan C/waaxid Axmed Yare wuxuu u magacaabay wasiika dhallinyarada iyo ciyaaraha ee Jubbaland, xilkaasi oo KMG ah. Axmed Madoobe ayaa wareegtada uu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin: Dagaal u Abaabulan Qaab Qabiil Oo Ka Dhacay Marka Faah faahin dheeraad ah ayaa laga helayaa dagaal xooggan oo habeenkii xalay ahaa ka dhacay magaalada Marka ee xarunta gobolka Shabellaha Hoose. Maleeshiyaad kasoo kala jeeda Labo beel oo dega…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Beello Ku Dagaallamay Deegaanka Golodogob Ee Mudug Dagaal u dhaxeeya beello walaalo ah ayaa lagu soo waramayaa inuu ka dhacay deegaanka Goldogob ee gobolka Mudug, kaasi oo geystay khasaare kala duwan. Dagaalkan ayaa ka dambeeyay kadib markii…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Qatar Oo Dacwad Ka Dhan Ah Dalalka Xiriirka U Jaray U Gudbisay Ururka Ganacsiga Caalamiga ah Dowladda qatar ayaa dacwad ka dhan ah dowladaha xiriirka u jaray u gudbisay ururka ganacsiga caalamiga ah, dacwadaas oo la xiriirta go’doominta ay wadaan Sacuudiga,Imaaraadka iyo Baxreyn. Dhanka kale haddii…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Roob Lagu Diirsaday Oo Ka Da’aya Muqdisho Roob ay ku diirsadeen dadka iyo duunyada ayaa saakay ka da’aya magaalada Muqdisho iyo qaar kamid ah gobollada dalka. Roobkan oo bilowday abaare salaaddii subax ee saakay ayaa si aan…