Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenka Dalka Oo Furay Shirweynaha Xal u Helidda Qaxootiga Soomaaliyeed Sheeko:Dalka Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka dalka Mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa maanta furay Shirweynaha qaran ee xal-u-helidda Qaxootiga dalka dib ugu soo laabanaya iyo barakayaasha Soomaaliyeed. Waxana shirkani soo qaban qaabisay… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasaarada Ganacsiga iyo Warshadaha Oo Shaqi-joojin Ku Sameysay Rugta Ganacsiga Soomaaliyeed Wareegto ka soo baxday xafiiska Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha ayaa shaqo-joojin lagu sameeyay Rugta Ganacsiga iyo Warshadaha Soomaaliyeed. Akhriso Qoraalka Wasaaradda:
1 daqiiqo Sheeko:War Aqalka Sare Oo Fasax Galay, Arrimo Ay Ku Jirto Bariire Ayey Baarayaan, Waxaana La Ansixiyay… Golaha aqalka sare ee baarlamaanka federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta fasax 13 maalin galay, fasaxa waxaa uu la xiriira ciidda Carafada. Aqalka sare waxaa uu kulankiisa maanta ansixiyay Zakariye…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Taliyahada Booliiska Puntland Oo Ka Hadlay Sababtii Shaqada Looga Joojiyey Taliyaha ciidamada Booliiska maamulka Puntland C/Qaadir Shire Faarax (Ereg), oo saxaafadda kula hadlay magaalada Garoowe ee gobolka Nugaal, ayaa ka hadlay shaqo joojintii lagu sameeyay. Taliyaha ayaa sheegay in madaxweyne…
1 daqiiqo Sheeko:Saynis & Tiknooloji Shirkadda Apple Oo Adeegyo Ka Mamnuucday Dalka Iran Dad badan oo ku nool dalka Iran oo uu ku jiro wasiirka isgaarsiinta dalkaasi ayaa waxay ka cabanayaan ku dhawaad toban barnaamij oo shirkadda Apple ay ka mamnuucday dalkaasi. Barnaamijyada…
1 daqiiqo Sheeko:War Jaamacad Suudaan Ku Taallo Oo Ardey Soomaaliyeed Siiyay Deeq Waxbarasho Iskaashi u dhaxeeya wasaaradda waxbarashada Soomaaliya safaaradda Suudaan ay ku leedahay Mugadisho iyo hay’adda dacwatul Islaamiyah ayaa lagu wadayaa araday Soomaaliyeed oo deeq waxbarasho ka helay Jaamacadda Ifriiqiyaa caalamiyah ee…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Taliyaha ciidanka Booliiska Puntland Oo Shaqo Joojin Lagu Sameeyay Madaxweyne ku xigeenka maamulka Puntland C/xakiin C/laahi Cumar ayaa shaqo joojin ku sameeyay taliyaha ciidamada Booliiska Puntland C/qaadir Faarax Shire. Wareegto uu soo saaray madaxweyne ku xigeenka ayuu ku sheegay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Muqdisho: Shir Looga Hadlayo Xalka-Waara Ee Qaxootiga Iyo Barkacayaasha Oo Furmaya Waxaa Maanta Magaalada Muqdisho ka Furmaya Shirweynaha qaran ee u helidda Xal-waaraha Qaxootiga dalka dib ugu soo laabanaya iyo barakayaasha. Sida uu ku soo waramayo weriyaha Goobjoog News Maxamud Cali…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Soomaaliya oo Ku Dhawaaqday Xilliga Ay Sida Rasmiga ah Ula Wareegayso Maamulka Hawada Sare ee Dalka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqday xilliga ay la wareegayso maamulka hawada sare ee dalka, kaas oo ah dabayaaqada October ee soo aaddan. Wasiirka gaadiidka iyo duulista…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xaaf Oo Shacabka Gelinsoor u Balanqaaday Helista Adeegyada Bulshada Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaalle Geelle Xaaf ayaa u ballan qaaday shacabka ku nool Gallinsoor inay heli doonaan adeegyada bulshada ee hadda ka maqan. Madaxweyne Xaaf oo booqasho shalay ku tagay…