Waxgarad Dhaliilay Galmudug Iyo Ahlu-sunna Sheeko:Dalka Qaar kamid ah Waxgaradka magaalooyinka Dhuusamareeb iyo Guriceel ayaa Galmudug ku eedeeyay inay ka gaabisay wax u qabashada degaannadaasi. Nabadoonnada kala ah Cismaan Buraale Daahir iyo Jaamac Cabdinuur Warsame oo… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Daawo: Shacabka Oo u Dabaaltagaya Xeebta Liido Xilli Dowladda Ay Digniin Kasoo Saartay Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa Todobaadkii aynu kasoo gudubnay waxay ka digtay in loo dabaal tago xeebta Liido, iyadoo sheegtay iney jiraan dabaylo badan, laguna jiro bad xiran. Waxay digniintaan timid,…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Bari: Ku Dhowaad 20 Qof Oo Geeriyootay, Kadib Biyo Sumeysan Oo Ay Cabeen Wararka ka imaanaya gobolka Bari ayaa waxay sheegayaan in ay sumoobeen dad badan oo ku dhaqnaa deegaanka Timiro, kadib markii ay ku sumoobeen biyo ay cabeen. Dadka dhintey ayaa tiradooda…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka 13 Qof Oo Ku Dhimatay Qarax Ka Dhacay Afghanistan Ugu yaraan 13 qof ayaa ku dhimatay kuwo kalana waxyeello ayaa soo gaartay baabuur miineysan oo ku qarxay gobolka Heliminda ee koofurta Afghanistaan sida ay sheegeen mas’uuliyiin halkaasi ku sugan.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Qodobadii Ay Ku Heshiiyeen Somaliland Iyo Khaatumo Magaalada Hargeysa ee xarunta maamulka Somaliland waxaa heshiis ka kooban 10 qodob ku kala saxiixday maamullada Somalilan iyo Khaatumo State. Qodobada heshiiska ayaa waxaa kamid ahaa arrimo ku aadan hannaanka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sawirro: Faah Faahin Dheeraad Ah Oo Laga Helayo Qaraxii Galabta Ka Dhacay Magaalada Muqdisho Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa qatax gaari oo maanta ka dhacay wadada Makka Al-mukarrama ee magaalada Muqdisho. Gaari laga soo buuxiyey walxaha qarxa ayaa la dhigay meel wadada dhinaceeda…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Miisaaniyadda Galmudug Oo La Ansixiyay Kulanka maanta ee Xildhibaannada maamulka Galmudug ayaa ansixiyay miisaaniyadda, miisaaniyadda oo aheyd 6da bil ee sanadka ugu dambeysa, waxaa lagu waramayaa in aqlabiyad lagu ogolaaday. Kulanka oo ay fadhiyeen 50…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddoomiye Ku Xigeenka Koowaad Ee Baarlamaanka Somaliland Oo La Doortay Xildhibaannada baarlamaanka Somaliland ayaa maanta waxa ay doorteen guddoomiye ku xigeenka Koowaad ee baarlamaanka maamulkaasi. Kulanka xildhibaannada waxaa shir guddoominayey guddoomiyaha baarlamaankaasi Baashe Maxamed Faarax, waxaana soo xaadiray 71 mudane.…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka Warbixin: Xukuumadda Xasan Kheyre Xaq Uma Laha In Ay Xog Ka Qariso Shacabka Iyo Warbaahinta Xukuumadda Ra’isul wasaare Xasan Khayre oo ka jawaabeysa jaha-wareerkii iyo qaskii ku saabsanaa kala hadalkii mas’uuliyiinta dowladda ee arrintii Bariire ayaa soo saartay go’aan layaab leh oo ku saabsan xiriirka…