Go’aanka Masuuliyiinta Xukuumadda Federaalka ah ee ka dhanka ah adeegsiga warbaahinta ee wasiirradu waa khalad khalad lagu saxayo. Sheeko:War Qoraal ka soo baxday xafiiska Raysul wasaare ku xigeenka oo u muuqda mid xukuumaddu uga fal celineyso sidii wasiirrada qaarkood ay uga hadleen dhacdadii25-kii bishaan ka dhacday deegaanka Bariirre ee… 9 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Faderaalka Oo Wasiirrada Ku Caburineysa In Aaney La Hadlin Warbaahinta Ra’isul wasaare ku xigeenka dowladda federaalka ah Mahdi Maxamed ayaa qoraal uu soo saaray ku amray wasiirrada dowladda federaalka ah in isticmaalka baraha bulshada, Idaacadaha iyo Telefishinada ay u baahan…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Xaaf “Wasaarad Boorso Lagu Wataa Ma Jireyso” Madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Ducaalle Geelle Xaaf oo ka hadlay arrimo badan ayaa ugu horreyn sheegay in maamulkiisa uu ku dedaalayo ka shaqeynta dib u dejin loo sameeyo qoysaskii ku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Booliiska Cadaado Oo Faah Faahiyey Howlgallo Ay Sameeyeen Taliska booliiska degmada Cadaado ee gobolka Galgaduud ayaa faah faahin dheeraad ah ka bixiyey howlgal ballaaran oo ay ka sameeyeen degmadaasi iyo deegaanno kale oo gobolka ah. Taliyaha saldhigga Booliiska…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka 2 Qof Oo Lagu Diley Gobolka Mudug Rag hubeysan ayaa habeenkii xalay ahaa waxay dad xoolo dhaqato ah ku dileen deegaanka Cali-waal ee gobolka Mudug. Inta la xaqiijiyey Labo qof ayaa weerarkaasi ku geeriyootey, qof kalena dhaawac…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xarumaha Ganacsiga Degmada Afgooye Oo Saakay Dib Loo Furay Wararka ka imaanaya degmada Afgooye ee gobolka Shabellaha Hoose, saakay oo Axad ah ayaa waxay sheegayaan in dib loo furay dhammaan xarumaha ganacsiga ee degmadaasi, kuwaasi oo maalintii shalay ahaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka, War Duufaankta Harfi Oo Magaalooyin Cusub Khatar Ku Heysa Madaxda gobolka Texas ee dalka Mareykanka ayaa sheegay in hal qof uu ku geeriyooday dabeysha Harfi, taasi oo ah dabeyshii ugu weyneyd ee ku dhufta gobolka muddo ka badan 50…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xulafada Sacuudiga Oo Qirtay Iney Rayid Ku Dileen Duqeyn Ka Dhacday Sanca Si ka duwan dilkii ay xulafada Sacduudiga u geysteen Soomaalidii qaxootiga aheyd ee Xudeyda, Sacuudiga iyo xulafadiisa waxaa ay qirteen in ay Sanca ku dileen 14 rayid ah. War Saxaafadeed…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha iyo Ra’iisul Wasaaraha oo la kulmay Danjiraha Midowga Yurub ee Bariga Africa Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed C/laahi Farmaajo iyo Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayre, ayaa maanta la kulmay Danjiraha Midowga Yurub u qaabilsan Barigga Africa, Alexandar Rondos iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Federaalka Ah Oo Ka Tacsiyeysay Dhacdadii Bariire, Guddi Baaritaanna U Saartay Ra’isul wasaare ku xigeenka Soomaaliya Avv. Mahdi Axmed Guuleed (Khadar) ayaa shir jaraa’id uu ku qabtay magaalad Muqdisho waxaa uu ka hadlay shirar caasimadda ka socday saacadihii la soo dhaafay,…