Waxgarad Cambaareeyay Dadkii Lagu Diley Bariire Sheeko:Dalka Qaar kamid ah waxgaradka Soomaaliyeed ayaa cambaareeyay weerar shalay waabarigii lagu diley 10 qof oo shacab ah, kuwaasi oo beeraley ahaa kuna sugnaa duleedka deegaanka Bariire ee Sh/hoose. Imaam C/laahi… 2 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Ehlada Dadkii Lagu Diley Bariire Oo Sheegay In Meydadka La Aasi Doonin Ehlada dadkii shalay lagu diley deegaanka Bariire ee gobolka Shabellaha Hoose ayaa sheegay in aysan aasi doonin meydadka inta ay cadaaladda ka helayaan. Boqor Cabdi Axmed Cali oo kamid ah…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dabeylo Ku Dhuftay Gobolka Texas Ee Mareykanka Waxaa ka bilowday xeebaha gobolka Texas ee dalka Mareykanka dabeysha lagu magacaabo Harfid taasi oo shalay oo jimco aheyd ku dhufatay xabeehanaan. Dabeyshaan ayaa waxaa laga cabsi qabaa in ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka 9 Qof Oo Lagu Diley Deegaanka Bariire Ee Sh/hoose Maamulka gobolka Shabellaha Hoose ayaa sheegay in ciidamada dowladda Federaalka oo ay wehlinayaan kuwo Ajaaniib ah ay deegaanka Bariire ku dileen 9 qof, halka Labo kalena ay dhaawaceen. Guddoomiye ku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Guddoomiyaha Baarlamaanka Hirshabelle Oo Goobjoog Uga Waramay Qabanqaabada Doorashada Madaxweynaha Guddoomiyaha baarlamaanka maamulka Hirshabelle Cismaan Barre Maxamed oo wareysi gaar ah siiyey Goobjoog News, ayaa faah faahin dheeraad ah waxa uu ka bixiyey qabanqaabada doorashada madaxweynaha ee maamulkaasi. Waxa uu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiir Ka Tirsan Galmudug Oo Sheegay Iney Wadahadal Hoose La Leeyihiin Ahlu-sunna Wasiirka Dastuurka iyo dib u heshiisiinta maamulka Galmudug Cismaan Maxamed Cali Socdaal ayaa sheegay inay soconayaan wadahadallo hoose oo lagu doonayo in lagu mideeyo maamulka Galmudug iyo Ahlu-sunna. Waxa uu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddoomiyaha Maxkamadda Sare Oo Amar Kusoo Rogay Maxkamadaha, Xeer Illaalinta iyo Dambi Baadhista Guddoomiyaha maxkamadda sare Ibrahim Iidle Suleyman ayaa qoraal uu soo saaray waxaa uu farayaa dhammaan maxkamadaha dalka, xeer illaalinta iyo xafiisyada kale ee dambi baadhista in maxbuusta aan xabsiga lagu…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxaa Looga Hadlay Kulankii Maanta Ee Golaha Wasiirada? Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa oo uu shir-guddoominayay Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Mudane Xasan Cali Kheyre. Arrimaha kulanka looga hadlay ayaa waxaa ka mid…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sawirro: Maxjarka Kismaayo oo dib loo howlgeliyey Madaxweynaha maamulka Jubbaland ayaa maanta xariga ka jaray Maxjar cusub oo Xoolaha Kismaayo laga dhoofin doono. Maxjarka oo ku yaalla bannaanka magaalada Kismaayo ayaa loogu talagalay in laga dhoofiyo xoolaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka DHAGEYSO: Ahlu-sunna Oo Sheegtay Inaanu Jirin Heshiis Ay La Galeen Galmudug Maamulka gobollada dhexe ee Ahlu-sunna Waljameeca ayaa waxbo kama jiraan ku sheegay in uu jiro heshiis ay la galeen maamulka Galmudug. Madaxweyne ku xigeenka maamulkaasi Cabdullaahi Xirsi Diirshe, oo wareysi…