Saddex xagalka dagaaladda, cayilka iyo cudurada dhanka maskaxda oo ayaa hor kacaya sababaha dadka ugu badan ay dunida u geeriyoodaan 2016. Waana sida lagu sheegay daraasad heer caalami ah oo cinwaankeedu yahay “Culeyska Cusuddarradu ay dunida ku hayaan”.
Daraasaddan ayaa muujineysa cudurrada Wadnaha iyo kuwa ay ka dhasha sigaarka iyo tubaakada ayaa galay heerka u dhigama dhimashada ay keenaan dagaallada sanadkii 2016.
Halka ay sababta raashin xumida iyo cudurada dhanka caqliga ay noqdeen kuwa ugu daran ee ay dadku la dhibaatoonayeen sanadkii 2016.
Daraasaddan oo ay ka qeybgaleen 2500 oo cilmibaare oo ka kala socda 130 dowladood, waxayna soo saareen natiijadan hoos ku qoran:-




From the comments