Cadaado: Guddoomiye Ku-xigeenka 1aad Ee Aqalka Sare Oo Ka Furay Machadka Indhoolayaasha Galmudug Sheeko:Dalka Senator Abshir Maxamed Axmed “Bukaari“ oo ah guddoomiye ku-xigeenka 1aad ee aqalka sare ee baarlamaanka 10aad ayaa Isniintii waxaa uu magaalada Cadaado oo haatan ah xarunta KMG ahaa ee maamulka Galmudug ka… 2 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:War Qiimaha Shidaalka Dunida Oo Sare U Kici Doona Sanadka 2018 Bangiga Adduunka ayaa saadaaliyay in ascaarta shidaalka dunida uu sare u kici doono sanadka soo socda ee 2018ka Waxa uu sheegay Bangigu in qiimaha halkii barmiil ama fuusto uu gaari doono…
2 daqiiqo Sheeko:War Jawaari Oo Khartuum Uga Qeb-galaya Shirka Baarlamaannada Carabta Shirka Baarlamaanka Carabta oo ay ku mideysiyiin baarlamaannada dalalka Carabta ayaa markii ugu horreysay waxaa lagu qabtay Magaaladda Khartuum ee Xarunta dalka Sudan. Shirkan oo uu si rasmi ah u…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddoomiyahii Maxkamadda Sare Ee K/galbeed Oo Xilkii Laga Qaaday Guddiga adeegga garsoorka K/galbeed oo maanta saxaafadda kula hadlay magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay ayaa waxay sheegeen iney xilkii ka qaadeen guddoomiyahii maxkamadda sare ee maamulkaasi, Sheekh Axmed C/laahi…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasaaradaha Warfaafinta Maamul goboleedyada Oo Dalbaday In Wax Laga Qabto Cabashada Saxafiyiinta Ee Xeerka Saxaafadda Wasaaradaha Warfaafinta Maamul goboleedyada dalka ayaa dalbaday in baarlamaanka federaalka ah aan la horgeyn sharciga Saxaafada inta qaar ka mid ah warbaahintu sharcigaasi ay ka cabanayaan. Hadalkan ayey wasiiradu waxa…
2 daqiiqo Sheeko:War Odowaa: Maxay u Fuli Waayeen Balan-Qaadyadii Doorashada? Maxaase Qaldan? Maalmahaan waxaa aad la ii weydiiyaa ”maxay u fuli waayeen balanqaadyadii Doorashada? Maxaase qaldan”? Jawaabteydu waxa ay aheyd “wax fudud oo hal jawaab leh ma ahan”. Su’aal 2aad ayaa la…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xaaf: Soomaaliya Maanta Maalin Ay Ka Liidato Ma Jirto (Dhageyso) Madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Ducaalle Geelle Xaaf ayaa sheegay in dalka uu ku jiro xaalad adag, islamarkaana aysan jirin dalka maalin uu maanta ka liito. Xaaf ayaa tilmaamay in loo baahan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Axmed Madoobe “Wadankaan Amnigiisa Wuxuu u Baahan Yahay Gacan Adag In Lagu Qabto” Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe oo hadal ka jeediyey furitaanka shirka dowladda dhexe iyo maamul goboleedyada ayaa ka hadlay arrimo badan oo ku aadan xaaladda dalka. Ugu horreyn…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka C/weli Gaas: Dalku Wuxuu u Baahan Yahay Xasilooni Siyaasadeed Madaxweynaha maamulka Puntland C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa sheegay in loo baahan yahay xasilooni siyaasadeed, islamarkaana muhiim ay tahay in laga wada shaqeeyo midnimada. Gaas ayaa sheegay in laga dhabeeyo…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisul Wasaare Kheyre Oo Ku Celceliyey In Loo Midoobo Dagaalka Ka Dhanka Ah Al-shabaab Ra’iisul wasaare Xasan Cali Kheyre oo ka hadlayey furitaanka shirka dowladda dhexe iyo maamul goboleedyada ayaa ku dheeraaday ka hadalka ajendaha shirka oo uu sheegay inuu ugu muhiimsan yahay arrinta…