Madaxweyne Ku Xigeenka Galmudug Oo Ku Baaqay In La Joojiyo Dagaallada Kasoo Cusboonaaday Mudug Sheeko:Dalka Madaxweyne ku xigeenka maamulka Galmudug, Maxamed Xaashi Cabdi oo ka hadlay dagaallo kasoo cusboonaaday deegaanno ka tirsan Mudug ayuu sheegay in wax laga xumaado ay tahay ineysan guuleysan dedaallo nabadeed… 2 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Waare Oo Maanta La Caleema Saarayo Maanta oo Isniin ah ayaa lagu wadaa in magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabellaha Dhexe lagu qabto munaasabadda Caleema Saarka madaxweynaha maamulka Hirshabelle, Maxamed Cabdi Waare. Magaalada Jowhar waxaa aad…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sawirro: Madaxweyne Farmaajo Iyo Dhiggiisa Uganda Oo Ka Wada Hadlay Ammaanka Gobolka Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo safar shaqo ku jooga dalka Uganda, ayaa la kulmay dhiggiisa dalkaas Mudane Yoweri Museveni. Labada Madaxweyne waxa ay ka wadahadleen xoojinta…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiirka Arrimaha Dibadda Qatar Oo Maanta Booqasho Ku Tagi Doona Turkiga Wasiirka arrimaha dibadda ee dowladda Qatar Sheikh Maxamed Binu Cabdiraxmaan Aala Thaani ayaa lagu wadaan inuu maanta booqasho rasmi ah uu ku tago caasimadda Turkiga ee Ankara, halkaasi oo uu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Niger: 13 Askari Oo Ku Dhimatay Weerar Lagu Qaaday Xero Ciidan Waxaa kor u kacay isku geynta waxyeellada uu geystay weerar lala beegsaday xarun ciidan oo ku taallo waqooyi galbeed ee Niger waxayna sheegayaan ilo dhanka amniga ah inay dhimashadu gaartay…
4 daqiiqo Sheeko:War Akhriso Sida Aqalka Sare Uga Doodeen Khilaafka Dowladda Dhexe Iyo Dowlad Goboleedyada Xildhibaannada aqalka sare ayaa maanta marka hore ka tacsiyeeyay dhibaatadii ka dhacday qaraxii isgoyska Zoobe iyaga oo intaasi kadib ka dooday khilaafka u dhaxeeya dowladda dhexe iyo maamul goboleedyada. Kulanka…
5 daqiiqo Sheeko:War Xasuuqii KM5: Buun dagaal oo u yeerey Soomaali Soomaalida waxa ay si geesinimo leh u wajeheen dhibaatooyinkii ka dhashay Xasuuqii isgoyska Zoobe ee KM5 ee ay ku nafwaayeen in kabadan 300 oo qof oo isugu jiray caruur, haween,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Farmaajo Oo u Ambabaxay Uganda Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo ayaa maanta u ambabaxay dalka Uganda. Waxa uu madaxweynaha kala hadli doonaa madaxda Uganda arrimo la xiriira dardargelinta dagaallada ka dhanka ah…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka Marty Dale Oo Ah Ku-xigeenka Safiirka Mareykanka Oo Goobjoog Uga Waramay Kaalintooda Qaraxii Zoobe Kadib qaraxii 14-kii bishan ka dhacay isgoyska Zoobe, kaas oo ay ku waxyeeloobeen in ka badan 1000 qof, waxaa jiray in ka badan 10 dal oo taageero toos ah soo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dagaal u Dhaxeeya Maleeshiyaad Kasoo Kala Jeeda Puntland Iyo Galmudug Oo Ka Socda Mudug Wararka naga soo gaaraya gobolka Mudug ayaa waxa uu sheegayaa in halkaasi uu ka socdo dagaal xooggan oo u dhaxeeya maleeshiyaad kasoo kala jeeda maamullada Puntland iyo Galmudug. Dagaalkaan ayaa…