Dowladda Oo Cambaareysay Weerar Askar Looga Diley Masar Sheeko:Dalka War qoraal ah oo kasoo baxay wasaaradda arrimaha dibadda ee dowladda Federaaka Soomaaliya ayaa si kulul waxaa loogu cambaareeyay weerar khasaare kala duwan geystay, kaasi oo dhowaan lagu qaaday ciidamada… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Khasaaraha Ka Dhashay Gaarigii Shacabka Saarnaa Ee Miinada Kula Qaraxday Inta u Dhaxeysa Afgooye Iyo Balcad Faah faahin dheeraad ah ayaa laga helayaa khasaaraha ka dhashay qarax Miino oo maanta barqadii ka dhacay inta u dhaxeysa degmooyinka Afgooye iyo Balcad oo ka kala tirsan gobollada Shabellaha…
2 daqiiqo Sheeko:War Fowsiyo Yuusuf Xaaji Aadan: Baarlamaankeenni Baa Loo Burburiyay oo Loo Xirayaa Dano Kale Xildhibaan Fowsiyo Yuusuf Xaaji Aadan oo wareysi dheer siiyay Goobjoog News ayaa sheegay in maamul goboleedyada dalka ka jira ku qaldan yihiin sida ay cadaadiska u saareen dowladda federaalka ah. “Marka…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Warbixin Cusub: Soomaaliya Waa Dalka Labaad Ee Loo Dhinto Wasaqoobidda Hawada Muddo Toboneeyo sano ah, wasaqoobidda hawada waxaa ay dhib ku heysay nolosha dadka, waxaa ka gaabiyay wax ka qabashada dowladaha iyo hey’adaha kale ee ku shaqada leh, waxaa la leeyahay…
1 daqiiqo Sheeko:Saynis & Tiknooloji Trump: Haddii Aanuu Jiri Lahayn “Twitter” Ma Joogeen Aqalka Cad! Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa difaacay adeegsigiisa baraha bulshada, gaar ahaan Twitter-ka, isagoo tilmaamay haddii aanu jiri lahayn iney ku adkaan lahayd sidii uu ku gaari lahaa maamulka Aqalka Cad. Wareysi uu Trump…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Miino Ku Qaraxday Gaari Ay Saarnaayeen Dad Shacab Ah Warar goor dhow ay heshay Goobjoog News, ayaa sheegaya in Miino ku aasneyd ay ku qaraxday gaari Homey ah oo ay saarnaayeen dad shacab ah, kaasi oo marayey Tuulada Daniga…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Gaas “Dalka Waxaa Gacanta Ku Haya Dowlad Goboleedyada” Madaxweynaha Puntland C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa sheegay in dowladda dhexe kaligeed aanay xukumin dalka, islamarkaana kaliya ay ku ektahay Muqdisho, dalka intiisa kalena ay xukumaan maamul goboleedyada. Wuxuu sheegay…
1 daqiiqo Sheeko:War Aqalka Sare Oo Maanta Ka Doodaya Khilaafka Siyaasadeed Ee Dowladda Federaalka Iyo Maamul Goboleedyada Xildhibaannada aqalka sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo kulan ku leh magaalada Muqdisho ayaa la filayaa iney ka doodaan arrimo la xiriira khilaafka siyaasadeed eek a dhex jira dowladda Federaalka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Farmaajo Oo Ku Wajahan Dalalka Gobolka Qaarkood Madaxweynaha dowladda fedaraalka soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo ayaa lagu wadaa in safar uu ku tago dalalka Gobalka qaarrkood, si uu taageero milatari uga helo. Ilo ku dhow dhow Madaxtooyada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin: Taliyaha Booliiska Puntland Oo Dhaawacay Ku Xigeenkiisa Taliye ku xigeenka Booliska Puntland ayaa ku dhaawacmay rasaas uu riday taliyaha booliska Puntland C/qadir Shire Faarax Ereg, oo isagu rasaastaasi u waday sida la sheegay guddoomiyaha gobolka Nugaal Cumar…