Madaxweyne Farmaajo Oo Shir Ku Casuumay Madaxda Maamul Goboleedyada Sheeko:Dalka Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo ayaa martiqaad u diray Madaxda Dowlad Goboleedyada xubnaha ka ah Dowladda Federaalka Soomaaliya si ay uga soo qeybgalayaan shir wadatashi ah… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Hoggaamiyaha Maamul Goboleedka Catalonia Oo Sheegay In Xukunkiisa Uusan Hoos Tageyn Spain Hogaamiyaha Catolonia Kaarlis ayaa sheegay in uusan aqbaleynin in maamul goboleedka Catolia uu hoostago xukuumadda Spian. Kaarlis ayaa arrintaani ku tilmaamay inay tahay weerarkii ugu xumaa oo ay la kulmaan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Erdogan Iyo Putin Oo Kawada Hadlay Horumarinta Xiriirka Labada Wadan Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdoğan iyo dhiggiisa Ruushka Vladimir Putin ayaa waxay ka wadahadleen xiriirka labageesoodka ee ka dhaxeeya labada dal, sidoo kale waxay soo hadal qaadeen arrinta Suuriya. Ilo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Farmaajo “Waxay Ogaan Doonaan In Shacabka Soomaaliyeed Ay Leeyihiin Geesiyaal” Madaxweynaha Jamhuuriyadda Mudane Maxamed Cabullaahi Farmaajo ayaa gaaray xarunta tababarka ciidamada ee Jasiira, halkaas oo cutubyo ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka ay ka wadaan diyaar garow iyo ambabax ku aaddan…
2 daqiiqo Sheeko:War Aasaasaha Shirkadda Apple oo Sameeyay Website Waxbarasho oo Gaar u ah Dhinacyada Kala Duwan ee Teknoolajiyadda Steve Wozniak oo ah ninkii ay wada aasaaseen shirkad Apple Steve Jobs oo ay marwada aasaaseen shirkadda Apple, ayaa ku dhawaaqay inuu sameeyay website cusub oo lagu baranayo teknoolajiyadda kaaso oo loo bixiyay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Muuqaal: 7 Maalin Kadib, Shacabka Oo Isticmaalaya Isgoyska Zoobe Ee Muqdisho Shacabka ku dhaqan magaalada Muqdisho ayaa si caadi ah waxay u isticmaalayaan Isgoyska Zoobe ee magaalada Muqdisho, kaasi oo 7 maalin aysan isticmaalin dadka, kadib qaraxii ka dhacay isgoyskaasi. Dadkan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Golaha Iskaashiga Maamul Goboleedyada Oo Eedeyn u Jeediyey Dowladda Federaalka Qoraal kasoo baxay golaha iskaashiga maamul goboleedyada dalka ka jira ayaa lagu eedeeyay dowladda Federaalka Soomaaliya, waxaana dhanka kale looga hadlay qaraxii 14-kii bishan ka dhacay Isgoyska Zoobe ee magaalada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Somaliland: Ololaha Doorashada Oo Si Rasmi Ah u Bilowday Deegaannada maamulka Somaliland waxaa si rasmi ah uga bilowday ololaha doorashada ee maamulkaasi, iyadoo xisabiyadu ay shacabka ka raadin doonaan taageero badan. Xisbiga mucaaradka ah ee UCID ayaa maanta si…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Somaliland Iyo Khaatumo Oo Kala Saxiixday Heshiis Cusub Maamullada Somaliland iyo Khaatumo ayaa mar kale waxay kala saxiixdeen heshiis ka kooban dhowr qodob, kaasi oo daba socda heshiisyadii ka dhacay Jabuuti iyo Hargeysa. Wasiirka Arrimaha dibadda Somaliland Sacad…
1 daqiiqo Sheeko:War Kulankii Baarlamaanka Ee Uu Ka Qeybgali Lahaa Madaxweyne Farmaajo Oo Baaqday Warar soo baxaya ayaa waxay sheegayaan in dib u dhac uu ku yimid kulan maanta oo Sabti ah ay si wadajir ah isugu imaan lahaayeen xildhibaannada Labada aqal ee baarlamaanka,…