Akhriso: Madaxweyne Waare Oo Xilkii Ka Qaaday Guddoomiyahii Degmada Balcad, Sh/dhexe Sheeko:Dalka Madaxweynaha maamulka Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare ayaa wareegto uu soo saaray wuxuu xilkii kaga qaaday guddoomiyahii degmada Balcad, Cismaan Maxamed Maxamuud Xaadoole, waxaana xilkaasi loo magacaabay mas’uul cusub. Waxa uu… 1 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Waxyeellada Wariyeyaasha Kasoo Gaartay Qaraxii Zoobe Dhawcyada ay qabaan wariyeyaasha ku waxyeeloobay qarixii 14-kii bishan ka dhacay isgoyska Zoobe ee magaalada Muqdisho ayaa isugu jira kuwo fudud iyo kuwo culus intaba, kuwaas oo ku jira isbitallada…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Safiirka Midowga Yurub Veronique Lorenzo Oo Maanta Booqatay Isgoyska Zoobe, Kana Hadashay Safiirka midowga Yurub Veronique Lorenzo oo maanta booqasho ku timid isgoyska Zoobe kaas oo 14-kii bishan oo ka dhacay qarax sababay dhimashada 300 iyo tiro ka badan oo dhaawac ah…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sawirro: Dayactir Lagu Bilaabay Laamiga Zoobe Oo Ku Buburay Qaraxii Dhacay Maamulka gobolka Banaadir ayaa dib u dayactir ku bilaabay laamiga Isgoyska Zoobe ee magaalada Muqdisho, kaasi oo ku burburay qaraxii xooganaa ee 14-kii bishan ka dhacay halkaasi. Guddoomiyaha gobolka Banaadir…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Gaalkacyo: Maxaabiis Dalbaday In Maxkamad La Horgeeyo (Dhageyso) Maxaabiis ku xiran xabsiga magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug ayaa madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaalle Geelle Xaaf ka codsaday in maxkamad la soo taago. Maxaabiistani oo ku xiran saldhigga magaalada Gaalkacyo…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka Saameynta Uu Qaraxii Zoobe Ku Yeeshay Ardayda Jaamacadaha Qaraxii ka dhacay magaalada Muqdisho 14 bishan, waxa uu saameyn culus oo dhan walba ah ku yeeshay magaalada Muqdisho, waxa ugu badan ee uu dhibaateeyay ayaa ahaa, dadkii xoogga iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin: Xildhibaan Ka Tirsan Baarlamaanka Jubbaland Oo Lagu Diley Kismaayo Faah faahin dheeraad ah ayaa laga helayaa dil habeenkii xalay ahaa magaalada Kismaayo ee gobolka Jubada Hoose loogu geystay mudane ka tirsanaa baarlamaanka maamulka Jubbaland. Rag ku hubeysan bistoolado ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamo Sacuudiga Ah Oo Lagu Dilay Xadka Yemen Saddex askari oo Sacuudiyiin ah ayaa waxaa lagu dilay xadka Koofureed oo ay wadaagaan Sacuudiga iyo Yeman ka dib dagaal dhex maray ciidamada iyo maleeshiyaadka Xowthiyiinta. Warbaahinta Sacuudiga ayaa waxay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Farmaajo Iyo Madax Kale Oo Ka Hadlay Dibad-bax Muqdisho Ka Dhacay Waxaa galabta dibad-bax lagu qabtay garoonka Koonis ee magaalada Muqdisho, iyada oo ay ka qeyb-galeen madaxda dalka sida duqa magaalada Muqdisho, guddoomiyaha aqalka sare, ra’isul wasaaraha Soomaaliya iyo madaxweynaha jamhuuriyadda…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka, War Koonfurta Suudaan: Safiirrada Shisheeye Oo U Tacsiyeeyay Soomaaliya “Sawirro” Sida uu xaqiijiyay Sii-hayaha ahna xog-hayaha labaad ee Safaarada Soomaaliya ee magaalada Juba caasimada Koonfurta Sudan Mudane Maxamed Cali Maxamed waxaa maanta si rasmi ah uga furmay Safaara Buuga Tacsida…