Guddoomiye Iidle “20 Kun Oo Doolar Ayaan Ugu Yaboohnay Gurmadka Qaran” Sheeko:Dalka Guddoomiyaha maxkamadda sare ee dalka Ibraahim Iidle Saleybaan oo maanta saxaafadda kula hadlay magaalada Muqdisho ayaa ugu horreyn ka hadlay qaraxii 14-kii bishan ka dhacay Isgoyska Zoobe oo uu sheegay… 2 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Baydhabo: Shacabka Oo Dhigey Dibadbax Ka Dhan Ah Al-shabaab Boqolaal qof oo shacab ah, isuguna soo baxay maanta magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay ayaa dhigay dibadbax ballaaran oo ka dhan ah Xarakada Al-shabaab, sidoo kalena lagu cambaareenayey qaraxii…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dibadbaxyo Ka Bilowday Magaalada Muqdisho Shacab aad u badan ayaa goor dhow waxay dibadbaxyo ay ku muujinayaan sidey uga xunyihiin qaraxii Zoobe ka bilaabeen magaalada Muqdisho. Waddooyinka waaweyn ee magaalada Muqdisho ayaa lagu arakayaa boqolaal…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Itoobiya Oo Bilowday Koronto Ka Dhalinta Biyo Xireenka “Nahda” Itoobiya ayaa sheegtay in ay bilowday ka dhalinta korontada biyo xireenka wabiga ka hor inta uusan dhamaanin dhismihiisa, arrinkaani ayaa timid ka hor kulanka wasiirada waraabka ee dowladaha Itoobiya, Masar…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Taariikh Nololeedka Marxuum Xildhibaan Bootaan Ciise Caalin Allaha u naxariistee waxaa dalka India saakay oo Arbaco ah ku geeriyoodey xildhibaan Bootaan Ciise Caalin oo ka tirsanaa mudanayaasha golaha shacabka ee baarlamaanka Federaalka Soomaaliya. Hadaba, Halkan Ka Akhriso…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaan Ka Tirsanaa Golaha Shacabka Oo geeriyoodey Allaha u naxariistee waxaa dalka India saakay oo Arbaco ah ku geeriyoodey xildhibaan Bootaan Ciise Caalin oo ka tirsanaa mudanayaasha golaha shacabka ee baarlamaanka Federaalka Soomaaliya. Ehlada xildhibaanka ayaa Goobjoog…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Isku Soo Bax Baroordiiq Ah Oo Ka Dhacaya Jowhar Waxaa lagu wadaa in maanta oo Arbaco ah magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabellaha Dhexe lagu qabto isku soo bax baroordiiq ah, kaasi oo lagu muujinayo sida umadda Soomaaliyeed uga…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dibadbax Maanta Ka Dhacaya Muqdisho Sida maamulka gobolka Banaadir sheegay maanta oo Arbaco ah ayaa lagu wadaa in magaalada Muqdisho uu ka dhaco dibadbax tacsi, kaasi oo lagu muujinayo sida shacabka Soomaaliyeed uga damqadeen qaraxii…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Waddooyinka Muqdisho Oo Saakay Xiran Saakay oo Arbaco ah waxaa xiran inta badan waddooyinka magaalada Muqdisho, waxaana loo diidayaa isku socodka gaadiidka iyo dadweynaha. Waxaa gabi ahaanba xiran wadada Makka Al-mukarrama oo meelaha qaar xitaa…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Isra’il Oo Wadahadalka Falastiin Ku Xirtay Sharuudo Adag Isra’il ayaa waxay sheegtay in aysan wadahadal la furi doonin Falastiin oo ay ku jirto kooxada Xamaas, haddii aysan xarakada Xamaas dhigin hubka isla markaana yasana aqoonsan dowlad Israa’iil .…