Dhageyso: Wasiir Xoosh Oo Sheegay Iney Socdaan Wadahadallo Ku Aadan Dib u Qabashada Shirka Dastuurka Sheeko:Dalka Wasaaradda Dastuurka ee xukuumadda Soomaaliya ayaa sheegtay iney aad uga xumeed inuu baaqdo shirkii looga hadlayey arrimaha Dastuurka, kaasi oo ka dhici lahaa magaalada Muqdisho. Wasiirka wasaaraddaasi C/raxmaan Xoosh Jibriil… 1 daqiiqo
4 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Federaalka Ah Oo Lagu Leeyahay 8 Bil Oo Mushaar Ah Shaqaalaha Dowladda federaalka ah, Ciidan iyo rayidba waxaa ay dowladda federaalka ah ku leeyihiin mushaar 8 bil ah, sidaasi waxaa lagu ogaaday baaritaan ay sameysay Goobjoog News. Ciidamada Militariga iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Talyaaniga: Nin Soomaali Ah Oo Qaxootiga Dil iyo Kufsi U Geystay Oo Xabsi Daa’in Lagu Xukumay Maxkamada ku taallo magaalada Milano ee dalka Talyaaniga ayaa xabsi daa’in ku xukuntay nin Soomaali ah oo magafe ahaa, kaas oo qaxootiga u socdo Yurub u geysan jiray dil, kufsi…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Q.M: 5 Milyan Milyan Oo Ciraaqiyiin Ah Ayaa Ka Cararay Daacish Qaramada midoobay ayaa sheegtay in ay qaxeen in ka badan 5 malyan oo Ciraaqiyiin ah tan iyo markii ay ururka dowladda Islaamka qabsadeen dhul ballaaran oo ku yaallo waqooyiga iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’ila Odinga Oo Sheegay Inuu Ka Haray Doorashooyinka Kenya Ra’ila Odinga, hoggaamiyaha mucaaradka ee dalka Kenya ayaa sheegay in isaga iyo ku xigenkiisa Kalonzo Musioka ay isaga hareen tartanka doorashada ee la filayo in la qabto dhammadka bishan. Waxa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Tirada Dadka Qaatay Kaararka Codeynta Doorashooyinka Somaliland Oo La Shaaciyey Guddiga doorashooyinka Somaliland ayaa maanta shaaciyey tirada rasmiga ah ee dadka qaatay kaararka codeynta doorashada maamulkaasi oo la filayo iney dhacdo 13-ka bisha November. Xubnaha guddigan oo saxaafadda kula hadlay magaalada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasaaradda Amniga Oo Sheegtay Iney Ku Guuleysatay Xasilinta Amniga Muqdisho Wasaaradda amniga gudaha ee xukuumadda Soomaaliya ayaa sheegtay iney ku guuleysatay xasilinta amniga caasimadda dalka ee Muqdisho. Afhayeenka wasaaraddaasi Axmed Maxamuud Sayid oo la hadlay warbaahinta dowladda ayaa sheegay in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Weerar Lagu Qaaday Jaamacad Ku Taalla Kenya Rag hubeysan, loogana shakisan yahay iney ka tirsan yihiin Al-shabaab ayaa lagu soo waramayaa iney weerar ku qaadeen Jaamacadda Farsamada ee deegaanka Ukunda, kaasi oo hoostaga magaalada Mombasa ee dalka…
1 daqiiqo Sheeko:War Puntland: 15 Shaqaalaha Rayidka ah Oo Ku Guuleystay Deeq-waxbarasho Oo Dibadda ah Wasaaradda Waxabarashada iyo Tacliinta sare ee Puntland ayaa ku dhawaaqday liiska shaqalihii helay deeqda Waxbarashada heer 1aad Degree ee Jaamacadaha ee dalka Ethiopia. Wasaaradda Waxabarashada iyo Tacliinta sare ee Puntland…
1 daqiiqo Sheeko:War Nobel Prize-ka Dhaqaalah 2017 oo uu Ku Guuleystay Richard Thaler Akadeemiyadda bixisa Nobel Prize ee The Swedish Royal Academy ayaa isniintii ku dhawaaqday Nobel Prize dhaqaalaha 2017, iyadoo oo uu ku guuleysta Richard H. Thaler oo ah macallin ka tirsan jaamacadda Chicago ee gudaha dalka Mareykanka.…