Shirka Kismaayo Oo Maanta Lasoo Gabagabeynayo Sheeko:Dalka Maanta Oo Talaado ah ayaa lagu wadaa in magaalada Kismaayo lagu soo gabagabeeyo shirka madaxda maamul goboleedyada uga socda magaaladaasi. Shirkan oo Kismaayo ka bilowday 8-dii bishan ayaa ah mid… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Degmada Doolow Oo Laga Hirgeliyey Mashruuca Waraabka Beeraha Degmada Doolow ee gobolka Gedo ayaa laga hirgeliyey Mashruuca Waraabka Beeraha oo wax looga Qabanayo cunno yaraanta ka jirta Gobolkaasi. Mashruuca waraabka Beeraha ee Fadal ayaa bishii 8-aad ee sanadkaan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka, War Sanduuqa Xaaladaha Deg-degga ah Ee Qaramada Midoobey Oo Gaaray Hadafkii Ahaa US$450 Million Isku duwaha arrimaha Banii’adnimada u qaabilsan xogheyaha qaramada midoobey Mark Lowcock ayaa sheegay in Sanduuqa xaaladaha deg-degga ah Ee qaramada midoobey uu helay sanadkan 2017-ka lacagtii loo qorsheeyay ee aheyd…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qaramada Midoobey: AMISOM Waxaa Ay Soomaaliya Ku Dishay Sanadkii Tagay 42 Caruur Ah Warbixin ay soo saartay qaramada Midoobey ayaa lagu sheegay in ciidamada nabad ilaalinta midowga Afrika ee AMISOM ay dileen 42 caruur ah sanadkii tagay. Caruurta ay AMISOM bar-tilmaameedsadeen ayaa la…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Shacabka Oo Ka Aragti Dhiibtay Shirka Kismaayo Qaar kamid ah shacabka Soomaaliyeed oo la hadlay Goobjoog News, ayaa aragti kala duwan ka dhiibtay shirka maamul goboleedyada uga socda magaalada Kismaayo ee gobolka Jubada Hoose. Waxay shacabkan qaarkood…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Booliiska Kenya Oo Lagu Eedeeyay Dilalka Dad Shacab Ah Hay’adda xuquuqul insaanka Kenya ayaa ku eedeysa booliiska dalkaasi iney dileen dad shacab ah oo dhigayey dibabaxyo ka dhacay magaalooyin kamid ah dalkaasi. Qoraal ay soo saartay hay’addan ayaa waxay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Muhaajiriin Ku Go’doonsan Dalka Liibiya Labo hay’adood oo raacsan Qaramada Midoobay ayaa sheegay inay isku dayayaan iney kaalmooyin gaarsiiyaan tiro badan oo muhaajiriin ah kuwaas oo dhibaato ku heysato magaalada Sabrah ee dalka Liibiya.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Iran Oo Sheegtay Inay Ka Jawaabi Doonto Haddii Mareykanka Uu Argigixso Ku Tilmaamo Al-xirsi Al-Thowri Iran ayaa ka digtay inay si awood leh uga jawaabeyso haddii Mareykanka uu ku daro ciidamada Loo yaqaano Al-xirsi Al- Thowri kooxaha argigixisada ah. Wasaaradda arrimaha dibadda Iran ayaa sheegtay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Dowladda Iyo Kuwa Al-shabaab Oo Ku Dagaallamay Sh/hoose Faah fahin dheeraad ah ayaa laga helayaa dagaal gelinkii dambe ee maanta ciidamada dowladda Federaalka iyo kuwa Al-shabaab ku dhexmaray duleedka degmada Afgooye ee gobolka Shabellaha Hoose. Goob jooge ayaa…
4 daqiiqo Sheeko:War Fikrad: 50 Jirka Soomaaliga Ah Ee Maanta Jooga Baaritaano dheer kuna aadan xogta 50 jirta Soomaaliga ah, ayaan warbixitaan ku soo bandhigi donaa, aniga oo ka fiirin doona saameynta xun iyo saameynta wanaagsan ee uu leeyahay, Xogtaan ayaa…