Taliye Cirfiid Oo Kormeeray Bariire, Sh/hoose Sheeko:Dalka Taliyaha ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed Jeneraal Maxamed Axmed Jimcaale Cirfiid ayaa maanta kormeer ku tagay degmada Bariire ee gobolka Shabellaha Hoose, halkaasi oo maalmahan dambe ay weeraro xooggan ka geysteen… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:War Aqalka Sare Oo Aan Wax Kulan Ah Yeelan Muddo Bil Ah Baarlamaanka federaalka ah ee Soomaaliya labadiisa aqal wax shaqo ah kama soconin maalmihii la soo dhaafay, arrintaas oo aan loo heyn sababo macquul ah. Golaha aqalka sare ee baarlamaanka federaalka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Muuqaal: Shaqo Yari Soo Wajahday Beeraleyda Soo Saara Cusbada Waa shaqo adag oo culeyskeeda leh in biyaha badda laga sameeyo milix ama cusbada dhadhanka u yeesha raashinka, waxaase ka horreysa in uu qofka lacag helo. Waqti fog oo ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Madaxda Galmudug Oo Loogu Baaqay In Khilaafkooda Degdeg Ku Xalliyaan Mid ka mida siyaasiyiinta Galmudug ayaa sheegay inaan loo dul qaada karin sii jiritaanka qilaafka siyaasadeed ee u dhaxeeya madaxda maamulka Galmudug. Daahir Shidane Cabdi ayaa sheegay in mudada uu…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Badda Puntland Oo Sameeyay Howlgal Uu Ku Dhintey Naaquude Iiraan Ah Howlgalkaan ay fuliyeen ciidamada Booliiska iyo kuwa badda ee Puntland ayaa waxaa ku dhintey naaquude waday doon ay ciidamada soo qabteen, waxaana saarnaa 18 shaqaale oo u dhashay dalka Iiraan.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Khasaare Ka Dhashay Weerar Ka Dhacay Magaalada Boosaaso Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa weerar habeenkii xalay ahaa ay magaalada Boosaaso ka geysteen rag hubeysan oo illaa hadda la ogeyn cidda ay yihiin, waxaana weerarkaasi ka dhashay khasaare…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sawirro: Xukuumadda Oo $20 Kun Ku Wareejineysa Guddiga Taakuleynta Ciidamada Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa xalay ka qeyb gaay munaasabad lagu soo bandhigeyey waxii u qabsoomay Guddiga Taakuleynta Ciidanka qalabka sida, ee dhawaan uu magacaabay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Turkiga Iyo Mareykanka Oo Is Dhaafsaday Xayiraadda Soo Saaridda Dal Ku Galka Dowladda Turkiga ayaa go’aansatay in ay joojiso u soo saaridd Visooyinka muwaadiniinta Mareykanka ah, marka laga reebo viisaha socdaalka, ka dib tallaabo midaan oo kale oo uu mareykanka qaatay xilli…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sawirro: Shirka Wadatashiga Maamul Goboleedyada Oo Caawa Ka Furmay Kismaayo Caawa waxaa si rasmi ah magaalada Kismaayo ee gobolka Jubada Hoose uga furmay shirka wadatashiga maamul goboleedyada, waxaana ka qeybgalaya dhammaan madaxda maamul goboleedyada dalka ka jira. Shirkaan oo ka…