Sawirro: Khayre oo la kulmay Guddiga Dastuurka ee Baarlamaanka Sheeko:Dalka Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa xarunta Aqalka Sare kula kulmay guddiga la socodka arrimaha dib-u-eegista Dastuurka ee Baarlamaanka. Waxana ay ka wada hadleen… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin: Xildhibaan Lagu Dhaawacay Magaalada Jowhar, Sh/dhexe Askari la sheegay inuu ka tirsan yahay ciidamada dowladda Federaalka Soomaliya ayaa gelinkii dambe ee maanta waxa uu rasaaseeyay gaari yar oo ay la socdeen Labo xildhibaan oo ka tirsan…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka C/weli Gaas Oo Gaaray Kismaayo, Kana Warbixiyey Waxa Looga Hadlayo Shirka Kismaayo Madaxweynaha maamulka Puntland C/weli Maxamed Cali Gaas iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubada Hoose. Gaas oo si kooban uga hadlay shirka maamul goboleedyada uga…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xaaf Oo Wadahadal Ugu Baaqay Dowladda Federaalka Madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Ducaalle Geelle Xaaf ayaa wadahadal ugu baaqay dowladda Federaalka Soomaaliya. Xaaf oo ku sugan magaalada Kismaayo ayaa sheegay in dowladda looga baaan yahay iney wadahadal la…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamo Ka Tirsan AMISOM Oo Qarax Lagula Eegtay Duleedka Muqdisho Wararka ka imaanaya deegaanka Xaawo Cabdi ee duleedka Muqdisho ayaa waxay sheegayaan in halkaasi qarax Miino lagula eegtay askar ka tirsan AMISOM. Dad ku dhow halka ay wax ka dhaceyn…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyneyaasha Maamul Goboleedyada Galmudug Iyo Hirshabeelle Oo Gaaray Kismaayo Sida uu ku waramayo weriyaha Goobjoog News ee Kismaayo, waxaa goor-dhaw magaalada gaaray wafdi ay kala hoggaaminayaan Madaxweyneyaasha maamul goboleedyada Galmudug Axmed Ducaale Gllee(Xaaf) iyo Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare. Labada…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka DAAWO: Dhallinyaro Soomaaliyeed Oo Loo Tababarayo Difaaca Badaha Dalxiis uma dabaalanayaan dhalinyaradaan, todobaadkiiba Hal mar ayey halkani yimaadaan iyaga oo haminaya in ay bartaan dabaal ka duwan mida qofka caadiga ah uu sameeyo si ay iskugu diyaariyaan mustaqbalka…
12 daqiiqo Sheeko:Dalka Qodobbada Dastuuri Ah Ee Dartood Loo Qaadacay Shirka Wasaaradda Dastuurka Wasaaradda dastuurka federaalka ee Soomaaliya ayaa Goobjoog News u xaqiijisay in shirkii looga hadli lahaa arrimaha dastuurka ee maanta lagu ballansanaa uu u baaqday sababo la xiriira cillad-farsamo ah. Tilaabadan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Galmudug Maxay Ka Tiri Shirka Dastuurka Ee Ka Furmaya Muqdisho? Maamulka Galmudug ayaa dhankooda waxay si gaar ah uga hadleen shirka Dastuurka ee ka furmaya magaalada Muqdisho oo maamul goboleedyada qaar ay diideen. Wasiirka Dastuurka ee Galmudug Maxamed Cabdi Colaad…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: K/galbeed “Shirka Dastuurka Kama Qeybgaleyno” Maamulka K/galbeed ayaa sheegay in aysan kasoo horjeedin shirka arrimaha Dastuurka ee la filayo in maanta uu ka furmo magaalada Muqdisho, balse ay doonayaan in dib loo dhigo. Wasiirka Dastuurka…