Dhageyso: Xildhibaan Ugu Baaqay Madaxweyne Farmaajo Qancinta Maamul Goboleedyada Sheeko:War Mudane ka tirsan gollaha shacabka ayaa madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/laahi Farmaajo u soo jeediyay inuu maamul goboleedyada ka qanciyo waxa ay tabanayaan. Xildhibaan Shariif Maxamed Cabdalla oo la hadlay Goobjoog… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kenya Oo Sheegtay Iney Dishey Rag Ka Tirsan Al-shabaab Dowladda Kenya ayaa sheegtay iney dishey rag ka tirsan dagaalyahannada Al-shabaab, kuwaasi oo muddo badan la baadigoobayey. Sarkaal u hadlay waaxda la dagaalanka waxa loogu yeero argagaxisada ayaa sheegay in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Aqoonyahan Sheegay In Diidmada Maamul Goboleedyada Ee Shirka Dastuurka Ay Dowladda Ku Tahay Fashil Siyaasadeed Aqoonyahan Soomaaliyeed ayaa sheegay in fadhil ay ku tahay dowladda Federaalka diidmada maamul goboleedyada ee shirka Dastuurka, kaasi oo maanta lagu wado inuu ka furmo magaalada Muqdisho. Maxamed Maxamuud Caalim…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Trump “Hal Shey Ayaa Lagu Hagaajin Karaa Tacaamulka Mareykanka Iyo Kuuriyada Waqooyi” Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa sheegay in hal shey oo kaliya lagu hagaajin karo tacaamulka kala dhaxeeya Kuuriyada waqooyi,isaga oo tilmaamay in wadahadalladii dhexmaray isaga iyo Pyongyang aan laga gaarin…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ilaalada Madaxtooyada Magaalada Jiddah Oo La Dilay Kadib Weerar Hubeysan Oo Lagu Qaaday Madaxda Sacuudiga ayaa sheegay in labo askari oo ka tirsan ciidamada ammaanka dalkaasi la dilay,ka dib markii uu nin hubeysan uu weerar ku qaaday aqalka madaxtooyada ee ku yaallo magaalada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Gaas oo Shaqadiisa Dib Ugu Fasaxay Taliye Ereg Madaxweynaha Puntland C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa dib shaqadiisa ugu fasaxay Jeneraal C/qaadir Faarax Shire Ereg, taliyaha ciidanka Booliiska Puntland oo horey shaqo joojin loogu sameeyay. Warqad uu soo saaray…
1 daqiiqo Sheeko:War Qodobada Ay Labada Guddi Ee Dastuurka U Sababeeyeen Ka Qeyb-gal La’aanta Shirka Wasaaradda Dastuurka War Saxaafadeed ay soo saareen labada guddi ee dib u eegista dastuurka iyo guddiga dastuurka ee baarlamaanka 10aad ayey ku sheegeen in ay qaadaceen ka qeyb-galka shirka dastuurka berri oo…
1 daqiiqo Sheeko:War Guddiyada Dastuur Ee Baarlamaanka Iyo Midka Madaxabannaan Oo Qaadacay Shirka Wasaaradda Dastuurka Shir jaraa’id oo maanta ay Muqdisho ku qabteen guddiga madaxabanaan ee dib u eegista dastuurka iyo guddiga dastuurka ee baarlamaanka 10aad ayey ku sheegeen in ay qaadaceen ka qeyb-galka shirka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sawirro: Meydka Jeneraa Badmaceeye Oo Lagu Aasay Muqdisho Ra’iisul Wasaaraha Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre, Guddoomiyaha Aqalka Sare Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi, Guddoomiyaha gobolka Banaadir, Saraakiil iyo Siyaasiyiin ayaa ka qeyb galay salaadda…
1 daqiiqo Sheeko:Saynis & Tiknooloji Shirkadda Yahoo: 3 Bilyan oo E-mail ayaa la Jabsaday 2013 Shirkadda Yahoo ayaa daaha ka rogta sir ay muddo dheer qarineysay oo ku saaabsan e-maillo laga jabsaday barta oo lagala baxay wixii macluumaad muhiim ah ee ku jiray. Shirkadda ayaa maalinimadii shalay…