Maamulka Gobolka Banaadir Oo Ammar Kusoo Rogey Gaadiidka Xamuulka Sheeko:Dalka Wareegto kasoo baxday maamulka gobolka Banaadir ayaa lagu mamnuucay in gaadiidka Booyadaha aysan magaalada Muqdisho isticmaali karin 7-da subaxnimo illaa iyo Sideedda fiidnimo. Sidoo kale wareegtadan ayaa lagu sheegay in… 1 daqiiqo
3 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Wax Ka Baro Xanuunka Dhimirka Xanuunka dhimirka waagii hore waxaa la aaminsanaa in uu yahay cudur ku yimaado qaab dhimir ah oo kaliya, oo uusan aheyn cudur ka muuqdo jirka (Mental rather than as physical…
2 daqiiqo Sheeko:War Xildhibaan Ka Tirsan Aqalka Sare Oo Sheegay Iney Jirto Habacsanaan Dhanka Ammaanka Ah Xildhibaan Xuseen Sheekh Maxamuud oo kamid ah mudanayaasha ka tirsan aqalka sare ee baarlmaanka federaalka Soomaaliya ayaa sheegay iney jirto habacsanaan dhanka ammaanka ah. Waxa uu sheegay in loo baahnaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Cali Maxamed Geeddi Oo Ku Baaqay In Loo Midoobo Dagaallada Ka Dhanka Ah Al-shabaab Ra’iisul wasaarihii hore ee dalka Cali Maxamed Geeddi ayaa sheegay in ay muhiim tahay in laga shaqeeyo xasiloonida iyo nabadgelyada dalka. Geeddi ayaa sheegay inay ceebtahay in maalin walba loo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shirka Dowladda Dhexe Iyo Maamul Goboleedyada Oo Maalintiii Labaad Ka Socda Muqdisho Maalintii Labaad waxaa magaalada Muqdisho ka soconaya shirka dowladda dhexe iyo maamul goboleedyada, kaasi oo arrimo badan looga hadlayo. Shirkaan ayaa Madaxdu waxaa ay ku gorfeynayaan arrimaha siyaasadda dalka, wada-shaqeynta…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Q. M : 3 Milyan Oo Qof Oo Ku Nool Congo Waxaa ay Qarka U Saaranyihiin Macluul David Beasley oo ah agaasimaha fulinta barnaamijka cuntada aduunka ee raacsan qaramada midoobay ayaa sheegay in ku dhawaad 3 milyan oo qof ay qarka u saaranyihiin macluul,kuwaas oo ku nool…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Astana: Wareegii Todobaad ee Wadahadllada Looga Arrinsanayo Suuriya Ayaa Ka Furmay Magaalada Astaana ee caasimadda dalka Kazakhstan waxaa ka furmaya wareegii todobaad ee wadahadallada looga arrinsano xal u helidda dhibaatada Suuriya. Wada hadalladan ayaa waxay socon doonaan muddo labo maalin ah…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Tirada Dhaawacyada Qaraxii Naasahablood 2 Ee Ku Jira Isbitaallada Muqdishu Dad dhaawacyo qaba ayaa la jiifiyay isbitaallada magaalada Muqdisho, Isbitaalka Madiina keliya waxaa la gaarsiiyay illaa 15 ,sida uu noo xaqiijiyay Dr. Cabdulqaadir Cabdiraxmaan Agaasimaha gadiidka gurmadka Amin Ambulance. Waxaa…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxaa Looga Hadlay Kulankii Degdegga Ahaa Ee Ay Yeesheen Golaha Wasiirada? Shir aan caadi aheyn oo ay Golaha Wasiirada ee Xukuumada Dawladda Federaalka maanta yeesheen oo uu shir-guddoominayey Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Xukuumada Mudane Mahdi Maxamed Guled (Khadar) ayaa looga hadlay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Taliyeyaasha Nabad Sugidda Iyo Booliiska Oo Xilalkii Laga Qaaday Golaha wasiirada xukuumadda Soomaaliya ayaa xil ka qaadis u sameeyay taliyeyaasha ciidamada Booliiska iyo Nabad Sugidda qaranka, kadib kulan ay goluhu isugu yimaadeen. C/xakiin Daahir Saacid iyo Cabdullaahi Maxamed Cali…