Daraasad Cusub: Quraac La’aanta Waa Loo Dhintaa Sheeko:Wararka Caafimaadka Daraasad cilmiyeed cusub ayaa sheegaysa in raashinka quraacda oo la iska dhaafo ay sababi karto xididadda dhiigga oo xirma isla markaana ay ka dhalaneyso geeri xilli hore ah. Daraasaddan oo… 2 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Deg-deg: Shirkii Maamul Goboleedyada Ee Kismaayo Oo Dib U Dhacay Wararka naga soo gaaraya magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in uu dib u dhacay shirkii Axadda lagu waday in uu halkaasi uga furmo maamul goboleedyada dalka. Arrintan dib-u-dhaca ayaa timid kadib…
2 daqiiqo Sheeko:War Akhriso: Daruufaha Adag Ee Ay Ku Shaqeeyaan Shaqaalaha Kaawooyinka Marka shaqada ay sidan oo kale u dhib badantahy ma ahan mid maalin ama saacado gudahood lagu guranayo wax dheefkeeda, Balse waxaa ka so keeya qataro badan oo suurto gal…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyneyaasha Mareykanka iyo Faransiiska Oo Ka Wada Hadlay La Dagaalanka Argigixisada Wa-murtiyeed ka soo baxay aqalka cad ee Mareykanka ayaa lagu sheegay in madaxweynaha Mareykanka Donald Turmp iyo madaxweynaha Faransiiska Emmanuel Macron ay wadahadleen shalay oo Jimco aheyd. Labada mas’uul ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Macallimiinta Jaamacadda Umadda Oo Shaqo Joojin Sameeyay, Mushaar La’aan Awgeed Macallimiinta Jaamacadda umadda ayaa dibabax cabasho ah waxay kahor dhigeen xarunta Jaamacaddaasi, kadib markii ay sheegeen in muddo aanay wax mushaar ah qaadan. Waxay macallimiintaan sheegeen ineysan wax mushaar ah…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Maamulka Hirshabelle Oo Sheegay Iney Ka Qeybgalayaan Shirka Kismaayo Maamulka Hirshabelle ayaa shaaciyey in ay ka qeybgali doonaan shirka maamul goboleedyada ee la qorsheeyay in maalinta Axadda ah uu ka furmo magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubada Hoose. Maxamed…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Rag Lagu Eedeeyay Xaalufinta Dhirta Oo Lagu Qabtay Qardho, Bari Ciidamada Booliiska Degmada Qardho ee gobolka Bari ayaa gacanta ku dhigay rag la sheegay iney ku howlanaayeen xaalufinta dhirta. Taliyaha saldhiga degmadaasi, Abshir Maxamed Cabaas ayaa u sheegay Goobjoog News,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Burcad Badeedda Soomaalida Oo Laga Badbaadiyey Markab Ganacsi Taliska ciidamada Badde ee MARCOS ayaa sheegay in jimcihii ay fashiliyeen weerar ay kooxa burcad badeedda Soomaalida ku doonayeen iney ku qafaashaan markab ganacsi oo laga leeyahay dalka India. Saraakiil…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Labo Qof Oo Lagu Diley Deegaanka Kudhaa Ee J/hoose Labo qof oo la sheegay iney ahaayeen shacab ayaa lagu soo waramayaa in fiidkii xalay ahaa lagu diley deegaanka Kudhaa ee gobolka Jubada Hoose. Qof deegaanka ah ayaa xaqiijiyey in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shariif Xasan Oo Rajo Ka Muujiyey Miro Dhalka Shirka Kismaayo Madaxweynaha maamulka K/galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan oo ku sugan magaalada Kismaayo ayaa rajo wanaagsan wuxuu ka muujiyey in isfaham uu kusoo dhammaado shirka ka furmi doona magaaladaasi ee u…