Somaliland Oo Sheegtay In Il Dheer Ay Ku Eegeyso Saldhigga Turkiga Ka Furtay Muqdisho Sheeko:Dalka Maamulka Somaliland ayaa sheegay iney il gaar ah ku eegayaan saldhigga Milatari ee dhowaan dowladda Turkiga ka furatay magaalada Muqdisho. Wasiirka gaashaandhigga maamulka Somaliland Xaaji Cali Cadami oo la hadlay… 1 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Oo 50 Milyan Oo Doolar Ka Heshay Dowladda Sacuudiga Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Cali Khayre ayaa Boqortooyada Sucuudiga uga mahadceliyey taageerada joogtada ah ee dib u dhiska dalka, gaar ahaan deeqda 50ka Milyan ee dollar oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Booliiska Oo Ka Warbixiyey Howlgallo Ay Ka Wadaan Jubbaland Taliska ciidanka booliiska ee Jubbaland ayaa faah faahin dheeraad ah ka bixiyey howlgallo ay ka wadaan deegaannada uu ka arrimiyo maamulka Jubbaland. Taliyaha ciidanka Booliiska ee Jubbaland Korneel Axmed Naasir…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin: Taliye Lagu Diley Magaalada Gaalkacyo Ee Mudug Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa dil magaalada Gaalkacyo loogugeystay taliyahii ciidamada ammaanka garoonka magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug. Taliyaha la diley ayaa lagu magacaabayey Korneel C/salaam Sanyare, waxaana sidoo…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Saddex Caalim oo Mareykan ah oo Ku Guuleystay Abaalmarinta Nobel Prize-ka Caafimaadka 2017 Jamciyadda maamusha abaalmarinta Nobel Prize ayaa ku dhawaaqday guusha culumada Michael W. Young, Michael Rosbash iyo Jeffrey C. Hall, oo ku guuleystay Nobel-ka caafimaadka ee sanadkan 2017, waxay soo hindiseen waxyaabo yaryar oo saameyn ku leh…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Suuriya: 45Qof Oo Ku Dhimaty Duqeymaha Diyaaradaha Isbaheysiga 45 qof ayaa ku dhimatay duqeymo ay ka geysteen diyaaradaha isbaheysiga caalamiga oo uu hogaaminayo Mareykanka Magaalada Riqah ee waqooyiga Suuriya. Duqeyntaan ayaa waxay ku soo beegmeysaa xilli ay sheegtay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Booliska Mareykanka Oo Qoryo Iyo Waxyaabaha Qarxa Ka Helay Guriga Ninkii Fuliyey Weerarka Steven Vegas Booliska Mareykanka ayaa toban iyo sideed qori iyo waxyaabaha la isku qarxiyo ka helay guriga uu deganaa ninkii fuliyey weerarkii Steven Vegas. Ninkaani ayaa hubka doran dooriga u dhaca waxaa…
2 daqiiqo Sheeko:War Abshir Bukhaari: Fedelism-ka Ma Aha In Ciddii Xanaaqdo Sameyso Waxa Ay Rabto..Dowladdana Ma Faragelin-doonto Galmudug Guddoomiye ku-xigeenka 1aad ee aqalka sare Abshir Maxamed Axmed(Bukhaari) oo ka mid ahaa Xildhibaannada labada aqal ee maanta ka soo laabtan Cadaado ayaa Muqdisho ku qabtay shir jaraa’id isaga oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Galkacyo: Arday Ka Kala Socotay Galmudug iyo Puntland Oo Dibad-Bax Nabadeed Dhigtay Qaar ka mid ah ardayda wax ka barata Magaaladda Gaalkacyo ee ka soo kala jeeda dhinacyada Puntland iyo Galmudug ayaa dhigay dibad-bax nabadeed kaasi oo ay ku dalbanayeen in la…
5 daqiiqo Sheeko:War Xildhibaan Fiqi: Madaxweyne Farmaajo Waan La Hadalnay, Nooma Jawaabin,..Waana Ku Faraxsan Yahay Waxa Galmudug Ka Socda Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi oo haatan ku sugan magaalada Cadaado halkaas oo isaga iyo xildhibaanno kale oo labada aqal ah ka socda ay u joogaan xal u helidda qalalaasaha siyaasadeed…