Madaxweyne Farmaajo Oo Saxiixay Sharciga Isgaarsiinta Qaranka Sheeko:Dalka Xaflad ka dhacday maanta xarunta madaxtooyada ee Villa Somalia oo ay ka soo qayb galeen hey’adaha dowladda federaalka ah iyo bulshada qeybaheeda kala duwan ayuu madaxweynaha Jamhuuriyadda federaalka ah Maxamed… 1 daqiiqo
4 daqiiqo Sheeko:War Intii Ay Daba Qabasho Leedahay Galmudug Haloo Taliyo Wali waxaa qasan xaaladdii siyaasadeed eeka taagnayd Maamul Goboleedka Galmudug. Waxaadna mooddaa in ay markaan marayso xaalad xasaasi ah oo haddii aanan si farsamaysan loo abaarin ay dhici karto in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Soomaali Loo Xirey Weeraro Ka Dhacay Canada Saraakiisha ammaanka Canada ayaa waxay gacanta ku dhigeen nin Soomaali ah kaasi oo lala xiriirinayo weeraro ka dhacay magaalada Edmonton oo ay ku waxyeeloobeen ku dhawaad shan qof. Ninkaan Soomaaliga…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Cali Seeko: Galmudug Yaan Loo Horseedin Qalqal Siyaasadeed (Dhageyso) Siyaasi Cali Maxamuud Faarax (Cali Seeko) oo la hadlay Goobjoog ayaa sheegay in khilaafka ka dhex jira dowladda dhexe iyo Galmudug ay ka horreyso arrimo siyaasadeed oo Galmudug ka dhex…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka C/qeybdiid “Waxaan Xoogga Saarnay In Gacan Ka Hadal Aanu Ka Dhicin Cadaado” (Dhageyso) Senator Cabdi Qeybdiid ayaa sheegay in ay ku guuleysteen in Cadaado ay ka raraan malleeshiyaad aan ka amar qaadan Galmudug. Qeybdiid oo kamid ah Xildhibaanno ka tirsan Labada aqal ee…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka DHAGEYSO: K/galbeed Oo Ku Celisay Diidmada Shirarka Siyaasadeed Ee Lagu Qabto Baydhabo Maamulka K/galbeed ayaa mar kale ku celiyey in magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay aan lagu qaban karin shir siyaasadeed aanu maamulka ka war hayn. Afhayeenka maamulkaasi Nuuradiin Abukar Gacma…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Gobolka Catalonia Oo Ka Go’ay Dalka Spain Hogaamiyaha xukuumadda gobolka Catalonia,Karlis ayaa sheegay in gobolka uu hadda helay xaqiisa waxaa uuna noqday dowlad madax banaan, ka dib markii afti loo qaaday taasi oo markii hore dowladda Spain ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Galmudug Oo Xaalad Deg-deg Ku Soo Rogay Galmudug Madaxweynaha maamul goboleedka Soomaaliyeed ee Galmudug Axmed Ducaale Geelle (Xaaf) ayaa ku dhawaaqay xaalad deg-deg ah kadib markii maamulkaasi uu galay xaalad degenaashiyo la’aan. Mr. Xaaf ayaa qoraal uu soo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Baydhabo: Micheal Keating Oo Kormeeray Xarumo Ciidan, Lana Kulmay Mas’uuliyiin Wakiilka xoghayaha guud ee qaramada midoobey u qaabilsan arrimaha Soomaaliya Micheal Keating ayaa maanta tagay magaalada Baydhabo isaga oo u kuur-galay xaaladda ammaanka. Sida uu ku waramayo Nuuradiin Gacma oo afhayeenka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Galmudug: 25 Xildhibaan Oo Maxkamad Looga Yeeray (Akhriso) Guddoomiyaha maxkamadda sare ee Galmudug Yaxye Sheekh Cali ayaa soo saaray qoraal uu ugu yeerayo 25 xildhibaan oo ka tirsan baarlamaanka maamulkaasi. Xubnaha loo yeeray waxaa ku jira guddoomiyaha baarlaamaanka…