Labo Taliye Oo Shaqada Looga Fariisiyay Arrimo La Xiriira Dilkii Saraakiisha Ururka Haweenka Qaranka Sheeko:Dalka 2 Taliye oo kala ah, Taliyaha Booliiska iyo Taliyaha Nabad-sugidda ee degmada Xamar-weyne ayaa shaqada laga fariisiyay maalmo kadib dilkii 2 sarkaal oo ka tirsan ururka haweenka Qaranka Wararka waxaa… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Soomaaliya Oo Aan Lagu Soo Darin Liiska Qiimeynta Aduunka Ee WEF Hey’adda World Economic Forum todobaakan waxaa ay soo saartay warbixin dheer oo lagu qiimeynayo 137 dal oo caalamka ah. Waxyaabaha dalalkaasi lagu qiimeeyay waxaa ka mid ah: Kaabayaasha dhaqaale, waxbarashada sare…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin: Madaafiic Lagu Weeraray Garoonka Diyaaradaha Ee Baydhabo Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya madaafiic habeenkii xalay ahaa lagu weeraray garoonka diyaaradaha magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay. Wararku waxay sheegayaan in saqdii dhexe ee xalay ay shacabka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faysal Cali Waraabe Oo Kahor Yimid Hadal Ra’iisul Wasaare Kheyre Ka Sheegay QM Guddoomiyaha xisbiga UCID ee Somaliland Faysal Cali Waraabe ayaa Ra’iisul wasaare Xasan Cali Kheyre ku dhaliilay hadal kamid ahaa khudbaddii uu dhowaan ka jeediyey xarunta golaha loo dhan yahay ee…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaan Geelle “Dowladda Federaalka Ayaa Qaadeysa Mas’uuliyadda Wixii Ka Dhaca Cadaado” Xildhibaan Maxamed Xasan Geelle oo kamid ah mudanayaasha baarlamaanka Galmudug ayaa sheegay in dowladda dhexe ay qaadi doonto mas’uuliyadda wax walbo oo ka dhaca degmada Cadaado. Xildhibaanka oo wareysi siiyey…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Qabiir Dhanka Ammaanka Ah Oo Rajo Ka Muujiyey Waxqabadka Xerada Cusub Ee Turkiga Ka Furtay Muqdisho Korneel Shariif Roobow oo ah qabiir dhanka ammaanka ah ayaa rajo wanaagsan ka muujiyey waxqabadka xerada cusub ee ciidan, taasi oo shalay dowladda Turkiga ka furatay magaalada Muqdisho. Waxa uu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Waare Oo Loogu Baaqay Wax Ka Qabashada Dagaallada Kusoo Noqnoqday Hirshabelle Xildhibaanno ka tirsan baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, lagana soo doortay deegaannada Hirshabelle ayaa magaalada Muqdisho ku qabtay kulan lagu soo dhoweynayey madaxweyne Maxamed Cabdi Waare, iyaga ugu baaqay inuu la yimaado…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qabanqaabada Shirka Dowladda Dhexe Iyo Maamul Goboleedyada Oo Ka Socota Kismaayo Magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubada Hoose waxaa laga dareemayaa qabanqaabada shir dhowaan la filayo in halkaasi uga furmo madaxda maamul goboleedyada iyo dowladda dhexe. Shirkaan waxaa qabanqaabiyey maamulka Jubbaland,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaanno Sheegay Iney Xilka Ka Qaadeen Madaxweyne Ku Xigeenka Iyo Guddoomiyaha Baarlamaanka Galmudug Xildhibaanno ka tirsan baarlamaanka maamulka Galmudug oo habeenkii xalay ahaa kulan ku yeeshay degmada Cadaado ee xarunta KMG ee Galmudug ayaa sheegay iney xilkii ka qaadeen madaxweyne ku xigeenka iyo…
1 daqiiqo Sheeko:War Sawirro: Guddoomiye Jawaari Iyo Dhiggiisa Masar Oo Ka Wada Hadal Xiriirka Labada Baarlamaanka Guddoomiyaha Golaha shacabka ee baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari oo ku sugan dalka Masar ayaa la kulmay dhiggiisa dalkaasi Cali Abdel Aal. Kulanka oo saacado qaatey ayaa la…