Guddoomiyaha Degmada Cadalle Oo Ku Dhaawacmay Qarax Miino Sheeko:Dalka Wararka ka imaanaya gobolka Shabellaha Dhexe ayaa waxay sheegayaan in qarax Miino oo ka dhacay inta u dhaxeysa degmooyinka Balcad iyo Jowhar uu ku dhaawacmay guddoomiyahii degmada Cadalle Maxamed Muuse… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin: Al-shabaab Oo Madaafiic Ku Garaacday Deegaanka Buulo-gaduud, J/hoose Dagaalyahannada Al-shabaab ayaa lagu soo waramayaa in habeenkii xalay ahaa ay madaafiic ku garaaceen deegaanka Buulo-gaduud ee gobolka Jubada Hoose, halkaasi oo fariisin ay ku leeyihiin ciidamada Jubbaland. Goob jooge…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Cabdi Maxamed Cumar “Al-shabaab Fursad Kale Yaan Loo Siin Iney Shacab Laayaan” Madaxweynaha maamulka degaanka Soomaalida Itoobiya (Soomaali Galbeed) Cabdi Maxamed Cumar ayaa ka hadlay qaraxii 14-kii bishan ka dhacay Isgoyska Zoobe ee magaalada Muqdisho, isaga oo tilmaamay in ka maamul ahaan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shiinaha Oo Maraakiib Dagaal Iyo Ciidamo Dheeraad Ah Usoo Diraya Xeebaha Soomaaliya Dowladda Shiinaha ayaa sheegtay in maraakiib iyo ciidamo badan oo dheeraad ah usoo dirayaan xeebaha Soomaaliya, si ay u xoojiyaan la dagaalanka waxa logu yeero burcad badeedda. Geng Shuang oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shirka Dowladda Federaalka Iyo Maamul Goboleedyada Oo Maanta Ka Furmaya Muqdisho Maanta Oo Sabti ah ayaa lagu wadaa in magaalada Muqdisho uu ka furmo shirka dowladda Federaalka iyo maamul goboleedyada dalka ka jira. Qaar kamid ah madaxda maamul goboleedyada waxay ku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisulwasaarha Spain Oo Kala Diray Baarlamaanka Catalonia Ra’iisulwasaaraha dalka Spain Mariano Rajoy ayaa jimcihii kala diray baarlamaankii Calotonia isaga oo tilmaamay in la qaban doono doorashooyinka gudaha 21 bisha December ee soo socota. Arrinkaani ayaa yimid ka…
6 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Qisada 5 Ka Mid Ah Dadkii Ku Dhintay Qaraxii Isgoyska Zoobe Qaraxii 14kii bishan ka dhacay isgoyska Zoobe waxaa uu dhibaateeyay qoysas badan oo Soomaali ah, qoysaskaas oo ka tirsan qeybaha kala duwan ee bulshada. Goobjoog News ayaa warbixintan ku eegi-doonta…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Caanaha Hooyada oo aan Ku Koobnaan Doonin Caruurta! Waxaa caan ah oo la ogyahay in caanaha hooyadu uu faa’idooyin badna u leeyahay ubadka, waxaa laga helaan maaddo ka hortag ah oo xoojisa habdhiska difaaca jirka yareysana khatarta ah…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kismaayo: Xeryaha Barkacayaasha Oo Laga Sheegayo Dhibaatooyin Banii’aadnimo Qoysas barakacayaal ah oo bilhii lasoo dhaafay ku sugnaa duleedka xaafada Calanleey ee magaalada Kismaayo ayaa waxa ay ka cabanayaan xaalado bani aadanimo oo isbiirsaday kuwaas oo ay ugu horeeyaan…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Kheyre “Madaxda Turkiga Waxay Diyaar u Yihiin In Ay Ka Qeybqaataan La Dagaalanka Iyo Ciribtirka Argagixisada” Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta kulan la qaatay dhiggiisa dalka Turki Binali Yildrim, waxaana si hab-maamuus ah loogu soo dhaweeyey Qasriga Ra’iisul Wasaaraha Turkiga, isagoona…