Golaha Iskaashiga D. Goboleeyada Oo Ka Hadlay Sii-deynta Cabdishakur, Kana Digay In Bartilmaameedsado Mucaaradka Sheeko:Dalka Qoraal uu maanta soo saaray Golaha Iskaashiga Dowlad Goboleeyada (GIDG) ayaa lagu soo dhoweeyay sii-deynta shuruudeysneyd ee la sii daayey Siyaasi Abdirahmaan Abdishakuur Warsame iyaga oo dhinaca kale ka digay in la bartilmaameedsado… 2 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dagaal Ka Dhacay Degmada Afgooye Faah faahin dheeraad ah ayaa laga helayaa dagaal habeenkii xalay ahaa ciidamada dowladda federaalka Soomaliya iyo kuwa Al-shabaab ku dhexmaray degmada Afgooye ee gobolka Shabellaha Hoose. Dagaalyahannada Al-shabaab ayaa la…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Mareykanka oo Sanadkan 34 Jeer Duqeeyay Gudaha Soomaaliya Dalka Mareykanka ayaa sanadkan waxaa uu kordhigay duqeymaha uu ka sameeyo gudaha Soomaliya kaas oo bar-tilmaameedka yahay xarakada Al-shabaab. Illaa 34 jeer ayey Mareykanka duqeeyaan gudaha Soomaaliya, iyaga oo dilay…
1 daqiiqo Sheeko:War Siyaasiga Mucaaradka Ah Cabdiraxmaan Cabdishakur Oo Dammiin Lagu Sii Daayey Waxaa habeenkii arbacadii xabsiga laga sii daayey siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdishakur oo muddo 3 maalin ku jiray gacanta hey’adaha ammaanka. Wararka qaar ayaa sheegaya in lagu sii daayey damiin oo ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Siyaasi C/raxmaan Cabdi Shakuur Oo La Sii Daayey Waxaa habeenkii xalay ahaa lasii daayey siyaasi C/raxmaan Cabadi Shakuur Warsame oo u xirnaa dowladda Federaalka Soomaaliya. Dedaal badan oo ay sameeyeen Xildhibaanno, siyaasiyiin, waxgarad, odoyaal dhaqameed, madaxweynaha Galmudug, kan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Trump: Ciddii Ka Soo Horjeesata Go’aanka Mareykanka Ee Qudus Waxaan Ka Jari Doonaa Gargaarka Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa ku goodiyey inuu gargaarka ka jari doono dowladaha u codeeya go’aanka ka soo horjeeda Mareykanka kaasi oo maanta oo khamiis ah ay qabaneyso jamciyadda qurumaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sawirro: Maalinta Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed Oo Laga Xusay Muqdisho Munaasabad loogu dabaaldeyey 74-sano guuradii kasoo wareegtay markii la aas aasay ciidanka Booliiska Soomaaliyeed ayaa maanta lagu qabtay magaalada Muqdisho. Waxay munaasabadan ka dhacday Akadeemiyadda ciidanka Booliiska Soomaaliyeed, waxaana ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Farmaajo Oo Hambalyo u Diray Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa hambalyo u diray dhammaan Ciidammada Booliska Soomaaliyeed iyo qoysaskooda, munaasabadda 20-ka December awgeed oo ku beegan sannad-guuradii 74-aad tan iyo markii…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sawirro: Shirweyne Looga Hadlayo Xaaladda Dhaqaale & Midda Siyaasadeed Ee Soomaalida Oo Ka Socda Jabuuti Waxaa maalintii labaad galay shirweyne ka dhacaya dalka Jabuuti gaar ahaan ‘Guriga Umadda ee Jabuuti laguna gorfeynayo xaaladda siyaasadeed iyo dhaqan-dhaqaale ee Soomaalida. Waxaana madasha soo qaban qaabiyay Machadka Darasaadka ee…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka 8 Qodob Oo Laga Soo Saaray Shir Kismaayo Uga Socday Wasaaradaha Maaliyadda DFS Iyo Maamul Kuwa Goboleedyada Waxaa magaalada Kismaayo ee xarunta maamul goboleedka Jubbaland lagu soo gaba-gabeeyay Madasha/Shirka Wada-xaajoodka Arrimaha Maaliyadda Dowladda Federaalka iyo Dowlad Goboleedyada oo socotay muddo laba maalin ah. Shirkan oo ahaa mid…