Kismaayo: Wasiirrada Maaliyadda Oo Ka Hadlaya Shir-ka Mideynta Canshuuraha Sheeko:Dalka Waxaa magaalada Kismaayo ee xarunta maamul goboleedka Jubbaland ka furmay madasha wada-xaajoodka arrimaha maaliyadda dowladda federaalka iyo dowlad goboleedyada. Wasiirka Wasaaradda maaliyadda oo furay shirka ayaa bartiisa Twitter-ka kusoo qoray… 1 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: War-murtiyeedka Shirweynaha Qaran Ee Siyaasadda Dhallinyarada Soomaaliyeed Waxaa maanta Muqdisho lagu soo gagababeeyay shirweynaha Qaran ee siyaasadda dhallinyarada Soomaaliyeed, kaas oo furmay 17-kii bishan. Hadaba, Goobjoog News, waxaa ay akhristayaasha la wadaageysaa war murtiyeedka oo dhameystiran.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Filippo Grandi, Madaxa Hey’adda Qaxootiga Adduunka Oo Kismaayo Iskuul Ka Furay Madaxa qaramada midoobey u qaabilsan qaxootiga aduunka Filippo Grandi ayaa inta ay Kismaayo joogeen isaga iyo wafdigiisa waxaa ay kormeer ku tageen xeryaha ay degan yihiin dadka ka soo laabtay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Galkacyo: Ganacsatada Koonfurta Iyo Waqooyiga Oo La Mideeynayo Waxaa magaalada Galkacyo lagu qabtay kulan looga hadlayey ganacsiga, horumarinta iyo midnimada labada dhinac kaasi oo ka dhacay magaaladaasi, waxaana soo qaban-qaabisay kulankaani rugta ganacsiga iyo warshadaha Galmudug. Kulankaani ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Senator Yuusuf Geelle: Soomaaliya Meesha Maanta loo Celinayo Waxaan is Leenahay in aysan ku Habooneen” Yuusuf Geelle oo ah Senator ka tirsan aqalka sare oo ka hadlayey xariga Cabdiraxmaan Cabdishakur ayaa sheegay in Soomaaliya loo celiyay meel ay ka soo tagtay isaga oo yiri “Sidaad…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kenya: Muranka Badda Ee Nagala Dhaxeeyo Soomaaliya Waa In Wada Hadal Lagu Dhameeyo Kenya ayaa mar kale ka hadashay kiiska muranka badda ee kala dhaxeeya Soomaaliya iyo jawaabta ay arrintaasi ka bixisay. Xeer-ilaaliyaha guud ee Kenya Githu Muigai ayaa sheegay in weli Kenya…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Golaha Ammaanka: Mareykanka Oo Adeegsaday Veto Ku Saabsan Go’aankii Qudus Dowladda Mareykanka ayaa adeegsatay codka Vitowga(“veto power” ) ee golaha ammaanka si meesha looga saaro mashruuc go’aameed ay soo gudbisay Masar oo lagu ridinayey go’aankii madaxweyne Donald Trump ee aqoonsiga…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Akhriso: Qodobada Kasoo Baxay Xildhibaanno Ka Hadlaya Xariga Cabdiraxmaan Cabdishakur, Eedeynta 2 Xildhibaan Iyo Shirarka La Mamnuucay Xildhibaan Cabdixakim Macalin Axmed oo u hadlayey Xildhibaanno Muqdisho ku shiray ayaa ka hadlay qodobo badan oo la isku afgartay, kuwaas oo u badnaa cambaaeyn. Ugu horeyn waxaa ka hadlay…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Wasiirka Dastuurka Cabdiraxmaan Xoosh Jibriil ayaa Qalad Ku Tilmaamay in la Diido Bannaabax iyo Shirar Wasiirka dastuurka Cabdiraxmaan Xoosh Jibriil ayaa qalad ku tilmaamay in la diido bannaabax iyo shirar, hadalka wasiirka, waxaa uu ka hor imaanayaa war uu saxaafadda u sheegay saacado ka hor…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dabcasar Oo Lagu Xiray Hargeysa, Somaliland Ciidamada ammaanka Somaliland ayaa magaalada Hargeysa ku xidhay Cabdiraxmaan Cabdillaahi Xaaji oo loo yaqaanno “Sheekh Dabcasar” , oo ah shakhisyad aad looga yaqaanno baraha Bulshada. Wararka ka imaanaya magaalada Hargeysa…