Shir Lagu Diyaarinayo Istaraatiijiyadda Waxbarashada Ee Dastuurka Oo Furmay Sheeko:Dalka Muqdisho ayaa maanta martigelineysa shir lagu diyaarinayo Istaraatiijiyadda Waxbarashada iyo Latashiyada Dadweynaha ee dib-u-eegista Dastuurka (DUED) oo socon doona sedexda maalin ee soo socota ayna ka soo qaybgaleen wufuud ka… 1 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Wax Ka Agow Xasaanadda Xildhibaannada Golaha Shacabka Iyo Sida Lagu Lumin karo Xubinnimada Xildhibaanka golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka ah, waxaa jirta qodob ka hadlaya Xasaanadda ama uu ku weyn karo xubinimadiisa, waa labo qodob oo kala duwan Qodobka 70aad ee dastuurka, waxaa uu ka…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Xeer-ilaaliyaha Guud ee Qaranka Oo Golaha Shacabka Ka Dalbaday In 2 Xildhibaan Xasaanadda Laga Qaado Xeer ilaaliyaha guud ee qaranka Dr. Axmed Cali Daahir oo shir jaraa’id ku qabtay Muqdisho ayaa golaha shacabka ka codsaday in ay xasaanadda laga qaado labo Xildhibaan uu sheegay in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Somaliland Oo Magacaabay Maareeyaha Guud ee Hay’adda Duulista Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta wareegto ku magacaabay maareeyaha guud ee hay’adda Duulista iyo Madaarada Somaliland. In Duuliye Sare, Cabdi Maxamed Rodol ayaa xilkaan loo magacaabay, wuxuuna madaxweyne…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shirweyne Qaran Oo Maanta ka Furmay Muqdisho Magaalada Muqdisho waxaa maanta ka furmay shirweynaha Qaran ee siyaasadda dhallinyarada Soomaaliyeed, waxaana soo qabanqaabisay wasaaradda dhallinyarada iyo ciyaaraha ee xukuumadda Federaalka Soomaaliya. Shirkaan waxaa ka qeybgalaya mas’uuliyiin ka tirsan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wariye Boqorka Bartamaha Iyo Maxaabiis Laga Keenay Seychelles Oo Soo Gaaray Muqdisho Wariye Maxamed Aweys Muudey (Boqorka Bartamaha) oo Afar Sano ku xirnaa dalka Itoobiya, kuna xukunnaa 27 sano oo xabsi ah ayaa maanta Muqdisho la keenay, kadib dedaal ay sameysay dowladda…
2 daqiiqo Sheeko:War Gabar Muslimad Ah Oo Loo Diiday Inay Soo Gasho Jaamacadda Gudaha Nigeria Jaamacad ku taallo Nageria ayaa waxay u diiday gabar arday ah oo Muslimad ah, dhigatana kulyadda xuquuqul insaanka inay soo xaadirto xaflad lagu qabanayey gudaha kuliyadda. Sababta gabadhaan looga celiyey…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka Doodda Culima’udiinka Iyo Siyaasiyiinta Ee Siyaasadda Soomaaliya Maalmahan waxaa ay dood adag u dhaxeysaa culimaa’udiinka iyo siyaasiyiinta Soomaaliyeed, arrintan waxaa ay soo ifbaxday dhowr jeer markii uu Sheekh Nuur Baaruud Gurxan ka hadlay mooshin ay mucaaradka wadaan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Soomaali Galbeed Oo Oromada Ku Eedeeyay Iney Xasuuqeen Maxaabiis Maamulka Soomaali Galbeed ee DDSI ayaa ku eedeeyay Oromada Itoobiya iney xasuuqeen shacab badan oo maxaabiis u ahaa. Idiris Ismaaciil oo ah madaxa xafiiska dowlad deegaanka maamulkaasi ayaa sheegay iney…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Taliye Gorod “Dowladda Soomaaliya Ayaa Dhabarka u Ridaneysa Xuquuqda Ciidanka Xoogga Dalka” Taliyaha ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed, C/weli Jaamac Gorod ayaa ka hadlay hadal Maraykanka kasoo yeeray oo ah in la musuqay qarashaad uu siin jirey ciidanka xoogga dalka, sidaasi darteedna jaranayo.…