Dhageyso: Dowladda Oo Lagu Eedeeyay Iney Ka Gaabisay Wax Ka Qasbashada Musuq Maasuqa Sheeko:Dalka Maxamed Maxamuud Caalim oo ah siyaasi Soomaaliyeed ayaa sheegay in dowladda federaalka Soomaaliya ay ka gaabisay wax ka qabashada Musuqa, islamarkaana ay jiraan musuqyo muuqda oo aan waxbo laga qaban.… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wariye Boqorka Bartamaha Oo Saacadaha Soo Aadan Laga Soo Dejinayo Muqdisho Wariye Maxamed Aweys Muudeey (Boqorka Bartamaha) oo muddo Afar Sano ah u xirnaa dowladda Itoobiya ayaa lagu wadaa in maanta oo Axad ah la keeno magaalada Muqdisho. Dowladda uu hoggaamiyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Itoobiya Oo Xirtay Xuduudda Aan Rasmiga Ahayn Ee Dhanka Balanballe, Galgaduud Dowladda Itoobiya ayaa lagu soo waramayaa iney xirtey xadka aan rasmiga ahayn ee ay Soomaaliya kala leedahay dhanka degmada Balanballe ee gobolka Galgaduud, taasi oo saameyn ku yeelatay dadka shacabka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Adis Ababa Oo Xirtay Baraha Bulshada Iyo Dagaal Socda Dowladda Itoobiya ayaa xirtay qaar ka mida baraha bulshada ay ku xariiraan, ka dib markii ay xoogeysteen iska hor-imaadyo u dhaxeeya qoomiyadaha degan daafaha kala duwan ee dalkaasi. Madaxda Itoobiya…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xiisad Dagaal Oo Laga Soo Sheegayo Deegaanno Ka Tirsan Gobolka Bakool Wararka ka imaanaya gobolka Bakool, gaar ahaan deegaanka Abal iyo sidoo kale deegaano halkaasi ku dhow ayaa waxay sheegayaan iney jirto xiisad dagaal oo u dhaxeysa ciidamada dowladda oo garabsanaya…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Kheyre “Dowladda Maraykanku Ma Joojin Taageerada Dhanka Amniga Ee Soomaliya” Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre oo ka hadlayay hakinta dawladda Mareykanka ee gargaarkii ay siin jirtay qeyb kamid ah ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa sheegay in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Somaliland Oo Xabsiga Dhigay Qaar Kamid Ah Qoyska Nimcaan Hilaac Ciidamada Somaliland ayaa weeraray hoyga uu magaalada Boorama ka degan yahay fanaanka Nimcaan Hilaac, markii la sheegay in fanaanka uu halkaasi tagay, kadib safar dhulka ah oo uu kaga…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ilaalada Xeebaha Liibiya Oo Badbaadiyey 250 Qof Oo Tahriibayaal Ah Ciidamada ilaalada xeebaha Libya ayaa badbaadiyey in ka badan 250 qof oo muhaajiriin aha, kuwaasi oo doonayey in dooman yaryar ay uga baxaan Libya. Muhaajiriintaan la badbaadiyey ayaa waxay ku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Golaha Ammaanka Oo Ka Doodaya Arrinta Qudus Golaha ammaanka ee qaramada midoobay ayaa ka doodaya beri oo Isniin ah mashruuc ku saabsan go’aankii madaxweynaha mareykanka uu ugu aqoonsaday Qudus inay tahay caasimadda Isaeal. Dowladda masar ayaa mashruucaan…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Qoddobada Ka Soo Baxay Kulankii Ugu Horeeyay Ee Madaxweyne Muuse Biixi Iyo Golihiisa Wasiirrada Kulankii Ugu Horeeyey ee ay yeeshaan golaha wasiirada ee xukuumadda cusub Oo uu shir gudoominayey madaxwaynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta ka dhacay Hargeisa. Kulankaas waxaa ka qayb galay…