Kalfadhiga 2aad Ee Golaha Shacabka Oo La Soo Gabagabeeyay Iyo Xildhibaannada Oo 2 Bil Fasax Ah Galay Sheeko:Baarlamaanka Waxaa maanta xarunta golaha shacabka lagu qabtay kulanka 39aad ee kalfadhiga 2aad kaas oo ajendihiisa uu ka mid ahaa soo bandhigidda warbixinta guddiga dastuurka, warbixinta guud ee howl-qabadka kalafdhiga 2aad… 2 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Saraakiil Lagu Soo Tababaray Uganda Oo Lagu Soo Dhoweeyay Muqdisho 55 askari oo dalka Uganda kusoo qaatay tababarka Leyli Sarkaalnimo ayaa maanta oo Sabti ah dalka dib ugu soo laabtay, iyadoo soo dhoweyn ballaaran loo sameeyay magaalada Muqdisho. Wasiirka gaashaandhigga…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sawirro: Waddooyin Ku Xirmay Dagaalladii Gaalkacyo Oo Maanta Dib Loo Furay Madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Ducaalle Geelle Xaaf iyo taliyaha ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed C/weli Jaamac Gorod ayaa maanta oo Sabti ah waxay ku guuleysteen iney dib u furaan waddooyin muhiim…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wariye Boqorka Bartamaha Oo Laga Sii Daayay Xabsi Ku Yaalla Itoobiya Wariye Maxamed Aweys Muudey (Boqorka Bartamaha) ayaa Afar sano kadib waxaa laga soo daayey xabsi ku yaalla dalka Itoobiya, kadib markii ay maxkamad ku xukuntay 27 sano oo xabsi ah.…
9 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Dastuurka: Habraaca Sharci-dejinta Baarlamaanka Federaalka Iyo Awoodaha Mid Weliba Gaar U Leeyahay Dastuurka qabyo-qoraalka ah, waxaa ku xusan Awoodaha sharci-dejinta ee golaha shacabka iyo aqalka sare, awoodaha mid weliba uu gaar u leeyahay iyo qaar ay wadaagaan. Habraaca Sharci-dejinta Baarlamaanka Sida ku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiirka Gashaandhigga Mareykanka Oo Yididiilo Ka Muujiyay Isla Xisaabtanka Dowladda Soomaaliya Wasiirka Gashaandhigga Mareykanka Jim Mattis ayaa jimcihii waxaa uu aqalka cad ka sheegay yididiiladiisa ku aadan isla xisaabtan-ka ka jiro hey’adaha dowliga ee Soomaaliya. Jim Mattis ayaa intaasi ku daray…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Tiicey Oo Sheegay In Magdhow Ka Doonayo Dowladda Belgium Madaxweynihii hore ee maamulkii Ximan iyo Xeeb Maxamed Aadan Tiicey oo dib u helay xorriyadiisa, kadib Afar Sano oo uu ku xirnaa dalka Belgium ayaa gaaray dalka Maraykanka. Tiicey ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ceelbarde: Maamulka Oo Sheegay In Xaalad Adag Oo Nolosha Ah Ay Ka Jirto Degmadaasi Maamulka degmada Ceelbarde ee gobolka Bakool ayaa sheegay in xaalad adag oo dhanka nolosha ah ay ka jirto degmadaasi iyo sidoo kale deegaannada hoos yimaada. Guddoomiyaha degmadaasi C/risaaq Abeer Cumar…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Dowladda Oo Howlgal Ka Wada Degmada Mahadaay Ee Sh/dhexe Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu soo waramayaa iney howlgal ka wadaan degmada Mahadaay ee gobolka Shabellaha Dhexe. Howlgalkaan ayaa la sheegay inuu daba socdo dil shalay degmadaasi loogu geystay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Hoos u Dhac Ku Yimid Qiimaha La Kala Siisto Xoolaha Nool Ee Suuqayada Degmada Maxaas, Hiiraan Maamulka degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan ayaa sheegay in hoos u dhac aan horey loo arag ku yimid qiimaha la kala siisto xoolaha nool ee suuqayada degmadaasi. Guddoomiyaha Maxaas, Maxamed…