Wasiir Islow “Ciidamada Waxay Amniga Dalka Kala Wareegayaan AMISOM Marka Qalabkooda Loo Dhameystiro” Sheeko:Dalka Wasiirka amniga gudaha ee xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Abukar Islow Ducaale ayaa faah faahin dheeraad ah ka bixiyey xaaladda guud ee amniga dalka iyo sidoo kale waxyaabaha laga faa’iday shirkii… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Isku Aadka Tartanka Ciyaaraha Ee Maamulka Goboleedyada Oo La Sameeyay Waxaa Muqdisho soo gaaray dhammaan maamul Goboleedyada sanadkan ciyaaraya tartankan markii labaad lagu qabanayo Muqdisho. Haddaba waxaa sanadkan ka qeyb galaya Lix Maamul Goboleed oo la isugu aadiyay Sidan Group…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: War Murtiyeedka Shirka Amniga Iyo Qorshaha Ay Ku Baxeyso AMISOM Soomaalida iyo beesha caalamka ayaa isniintii ku heshiiyay war-muryeedka lagu xusay qorshe waqtiyeysan oo loogu talagay xilliga kala guur ah oo shuruudda ay tahay in loo diyaariyo ciidamada Soomaalida sidii…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxkamadda Sare Ee Mareykanka Oo Waafaqday Dhaqangelinta Wareegtadii Trump Maxkamadda sare ee dalka Mareykanka ayaa waafaqday in si dhameystiran loo dhaqan geliyo wareegtadii uu soo saaray madaxweyne Trump oo aheyd in 6 wadan oo muslimiin u badan aysan soo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madeira: Bixitaanka AMISOM Waxaa Ay Waxyeello Ku Tahay Howl-gallada Socda Madaxa ciidamada nabad ilaalinta AMISOM ee ka tirsan ururka midowga Afrika ambassador, Franciso Madeira ayaa sheegay in qorshaha lagu dhimayo ciidamada AMISOM ay waxyeeleyneyso muhiimadda nabad ilaalinta, maadaama aan laheynin ciidamo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida Oo Xukunno Kala Duwan Ku Riddey Afar Qof Maxkamadda ciidamada qalabka sida ayaa saakay oo Talaado ah waxay xukun ku riddey Afar nin oo eedeysanayaal ah, waxaana qaarkood ay ku eedeysanaayeen iney kamid yihiin Al-shabaab. Guddoomiyaha maxkamadda Dararajada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shirka “Somali Partnership Forum” Oo Maanta Lagu Soo Gabagabeynayo Muqdisho Maanta oo Talaado ah ayaa lagu wadaa in magaalada Muqdisho lagu soo gabagabeeyo shirka heerkiisa sarreeya ee “Somali Partnership Forum” kaasi oo shalay furmay. Shirkaan waxaa looga hadlayaa arrimo badan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wadooyinka Muqdisho Qaarkood Oo Maalintii Labaad Xiran Maalintii Labaad waxaa xiran inta badan waddooyinka magaalada Muqdisho, sababo la xiriira shirka heerkiisa sarreeya ee lagu qabanayo magaalada. Shacabka oo aad moodo in maanta ay kusii tashadeen waddooyinka xiran…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Trump Oo Dib U Dhigay Go’aankiisii Raridda Safaaradda Mareykanka Aqalka cad ee Mareykanka ayaa sheegay in madaxweyne Trump uu dib u dhigay go’aankiisii ku aadanaa ku dhawaaqista Qudus inay tahay caasimadda Isra’iil. Afhayeen u hadlay aqalka cad ayaa waxaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sidee Loo Dilay Cali Cabdalla Saalix? Madaxweynihii hore ee Yemen Cali Cabdalla Saalix oo ka baxay magaalada Sanca ayaa gaadiidkiisa wadada loo galay, waxaa la socday kaaliyaha xogheyaha guud ee xisbiga Yaasir Cawaadi, General Cabdalla Maxamed…