Wasiir Islow Oo Sheegay In Ay Is Soo Dhiibeen 54 Qof Oo Ka Tirsanaa Al-shabaab, Qaraxii Zoobe Kadib Sheeko:Dalka Wasiirka amniga Gudaha ee xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Abukar Islow Ducaale ayaa sheegay in dowladda ay isku soo dhiibeen 54 kamid ahaa dagaalyahannada Al-shabaab qaraxii Zoobe kadib, sidoo kalena ciidamada… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Ra’iisul Wasaare Kheyre Oo Sheegay In Xuukuumaddiisa La Timid Isbedal La Taaban Karo Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Soomaaliya, Xasan Cali Kheyre ayaa sheegay in mudadii ay jirtay xukuumaddiisa ay qabatay howlo badan oo aad u muhiim ah. Wuxuu sheegay Ra’iisul wasaaraha sheegay in markii…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Jaamacadda Carabta: Mareykanka Haddii Uu U Aqoonsado Qudus Caasimadda Israa’iil Waxay Sii Dhiiro-galintoondaa Xagjirnimada Xoghaya guud ee ururka Jaamacadda Carabta Ahmed Aboul Gheit ayaa sheegay in haddii uu mareykanka uu ku adkeysto Qudus in loo magacaabo caasimadda Isra’iil ama loo guuriyo safaaraddiisa Tel Aviv…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiirka Cusub Ee Gaashaandhiga Oo Maanta Xilka La Wareegay Wasiirka cusub ee wasaaradda Gaashaandhiga xukuumadda Federaalka Soomaliya, Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan ayaa maanta si rasmi ah xilkaasi ula wareegay, kadib munaasabad ka dhacday xarunta wasaaradda difaca ee magaalada Muqdisho.…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Sawirro: Faah Fahin Laga Bixiyey Safarradii Uu Madaxweyne Farmaajo Ku Tagay Kenya Iyo Ivory Coast Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay kaddib ka qeybgalkii caleema-saarka Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta iyo Shir-madaxeedkii…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Deegaanno Ka Tirsan Gobolka Gedo Oo Lagu Arkayo Diyaarado Dagaal Oo Joog Hoose Ku Socda Wararka ka imaanaya gobolka Gedo ayaa waxay sheegayaan in diyaarado dagaal oo joog hoose ku socda ay dul heehaabayaan deegaanno kamid ah gobolkaasi, iyadoo dadka ku dhaqan deegaannadaasina ay cabsi…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sawirro: Madaxweynaha Jubbaland Oo Muqdisho u Yimid Ka Qeybgalka Shirka Golaha Amniga Qaranka Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta soo gaaray magaalada Muqdisho. Wafdigan waxaa garoonka Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho kusoo dhoweeyay xubno ka tirsan…
2 daqiiqo Sheeko:Saynis & Tiknooloji Bloomberg: 800 Milyan oo Qof oo Shaqadooda Ku Waayi Doona Robot Sababtii Marka La Gaaro 2030 Warbixin cusub oo uu soo saartay joornaalka caanka ah ee “Bloomberg” ayaa lagu sheegay iney suurtogal tahay in 800 milyan oo shaqaale oo dunida daafaheeda ka shaqeeyaa ay weyn doonaan shaqadooda sababta robot iyo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Hargeysa Oo Laga Hirgeliyey Gawaarida Hooyo Ha Tahriibin Magaalada Hargeysa ee caasimadda Somaliland helitaanka fursadaha shaqo oo aad u adag ayaa sabab u noqday in dhallinyaro badan ay u tahriibaan wadamada dibadda. Balse taas badalkeeda waxaa jira fursado…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Naafada Xoogga Dalka: Dowladaha Qofka Markuu Duqoobo, Ciidan ama Shacab Waa la Daryeelaa, Laakin Lama Haayo Dowladdaas Cabduullahi Maxamed Ducaale oo ka tirsan naafada xoogga dalka ee dagaalkii 77 ayaa sheegay in isaga iyo asxaabtiisa ay dhibaato badan ku heyso Isbitaalka Martiini “Dadka Isbitaalka Martiini jooga aad…